Day: November 23, 2019
-
Spain
Real Madrid oo guul muhiim ah kaga gaartay Real Sociedad garoonkeeda Santiago Bernabeu…+SAWIRRO
(Madrid) 24 Nof 2019. Real Madrid ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Real Sociedad oo marti ugu aheyd Santiago Bernabeu,…
Read More » -
England
Man City oo kooxda Chelsea saddexda dhibcood kaga qaadatay Etihad Stadium…+SAWIRRO
(Manchester) 23 Nof 2019. Manchester City ayaa saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Chelsea oo marti ugu aheyd Etihad Stadium., kulan ka…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 23 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid Iyo…
Read More » -
Italy
Kooxaha Milan iyo Napoli oo dhibacaha ku qeybsaday garoonka Giuseppe Meazza…+SAWIRRO
(Milan) 23 Nof 2019. Kooxaha Milan iyo Napoli ayaa dhibacaha ku qeybsaday garoonka Giuseppe Meazza, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Arsenal oo barbaro ka barisay Southampton oo marti u ahayd kulan la iska dhaliyey afar gool & Kulammadii kale ee la ciyaaray horyaalka Premier League
(London) 23 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa barbaro waqti dambe ka heshay naadiga Southampton oo marti ugu ahayd…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Liverpool oo guul ka soo qaaday Crystal Palace oo ay ku booqatay garoonka Selhurst Park
(London) 23 Nof 2019. Kooxda Liverpool ayaa guul ay u dagaalantay ka gaartay naadiga Crystal Palace oo ay ku booqatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee caawa dhexmaraya Kooxaha Man City iyo Chelsea oo la shaaciyey
(Manchester) 23 Nof 2019. Waxaa la shaaciyay safafka rasmiga ah ee kooxaha Manchester City iyo Chelsea ay ku soo geli…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Serie A ee Kooxaha AC Milan iyo Napoli oo la shaaciyey
(Milan) 23 Nof 2019. Waxaa la shaaciyay safafka rasmiga ah ee kooxaha AC Milan iyo Napoli ay ku soo geli…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: Kooxda Juventus oo guul soo laabasho ah ka gaartay Atalanta BC oo ay booqatay… + SAWIRRO
(Bergamo) 23 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay naadiga Atalanta oo ay booqatay kulan…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal Iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 23 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal Iyo Southampton…
Read More »