Day: November 19, 2019
-
Italy
RASMI: Kooxda Juventus oo heshiis cusub ka saxiixatay Leonardo Bonucci… + SAWIRRO
(Turin) 19 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday inay heshiis cusub ka saxiixatay goor dhow kabtan ku…
Read More » -
England
Yaya Toure oo shaaca ka qaaday in laacib haatan ka tirsan Man United uu yahay kii ugu adkaa ee uu ka hortagay waayihiisa ciyaareed
(Manchester) 19 Nof 2019. Ciyaaryahankii hore ee Manchester City, Yaya Toure ayaa shaaca ka qaaday in laacib haatan ka tirsan…
Read More » -
Ameerika
Qisada ciyaaryahan aan hadda ka hor wax badan ka aqoon kubadda Koleyga, Aabihiis oo doonayey inuu Baaderi noqdo xilli maantana uu ku qiimeysan yahay $130 milyan
(Toronto) 19 Nof 2019. Wiilka da’da yar ee reer Cameroon Pasca Siakam oo haatan 25-sano jir ah ayaa noloshiisu si…
Read More » -
England
Erling Haaland Aabihiis oo booqday xerada Tababarka Kooxda Manchester United
(Manchester) 19 Nof 2019. Aabaha dhalay Weeraryahanka Kooxda Red Bull Salzburg ee Erling Haaland ayaa booqday xerada tababarka Manchester United,…
Read More » -
England
Kooxaha Manchester United iyo Arsenal oo ku tartamaya saxiixa Dejan Kulusevski
(Manchester) 19 Nof 2019. Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa la soo warinayaa inay ku tartamayaan saxiixa da’yarka reer Swedish…
Read More »