Day: November 18, 2019
-
Bannaanka Garoonka
Saddexda Nin ee Saaxiibka la’ah Neymar, Shaqooyinka cajiibka ah oo ay u qabtaan & Sababta uu lacagaha faraha badan u siiyo
(Paris) 18 Nof 2019. Neymar Jr waa xiddiga ugu qaalisan kubadda cagata dhibna kuma ahan in uu lacago badan bixiyo…
Read More » -
France
Zidane oo ku waalan saxiixa Kylian Mbappé iyo Florentino Pérez oo heysta sababo uu ku diidi karo
(Madrid) 18 Nof 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku waalan fikrada uu qorsheenayo inuu kula soo saxiixdo…
Read More » -
England
Real Madrid oo qorsheeneysa in Afar ciyaaryahan ay miiska u saarto Liverpool si ay kaga soo qaadato xiddig muhiim ah
(Madrid) 18 Nof 2019. Real Madrid ayaa indhaha ku haysa inay la soo saxiixato mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan…
Read More » -
Italy
AC Millan vs Inter Milan: Waa tee kooxda iska leh ama dhisatay garoonka San Siro? & Waqtiga ay qaadatay in la dhiso garoonka ugu weyn Talyaaniga
(Milan) 18 Nof 2019. AC Milan iyo Inter Milan waa labo kooxood oo ay ka dhaxeyso cadaawad kubadda cagta ah,…
Read More » -
England
Miyey suurtogal tahay in Guardiola uu dib ugu laabto Bayern Munich? Waxaa ka jawaabaya wakiilkiisa
(Manchester) 18 Nof 2019. Josep Maria Orobitg oo ah wakiilka macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in macalinka…
Read More » -
Afrika
Xiddigii ugu caajiska badnaa uu la ciyaaray, laacibka ku guuleysan kara Ballon d’Or & dhowr arrimood uu ka hadlay John Obi Mikel
(Yurub) 18 Nof 2019. Laacibkii hore kooxda Chelsea iyo xulka qaranka Nigeria ee John Obi Mikel ayaa ku tilmaamay saaxiibkiis hore…
Read More » -
Italy
“Waxaan jebin doonaa Rikoodh walba” – Cristiano Ronaldo
(Yurub) 18 Nof 2019. Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ugu hanjabay qof walba inuu jabin…
Read More » -
Horyaallada
Eric Abidal oo xaqiijiyey Weeraryahanka ay xiiseynayso Barcelona, kaasoo bedel u noqonaya Luis Suarez
(Barcelona) 18 Nof 2019. Eric Abidal ayaa xaqiijiyey in kooxda Barcelona ay xiiseynayso Weeraryahan cusub kaasoo ay doonayso inay bedel…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo ka fiirsanaysa inay dalab 43 milyan oo gini ah ka gudbiso Torres
(London) 18 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay ka fiirsanayso inay dalab ku kacaya 43…
Read More » -
Afrika
Taageerayaasha Kooxda Liverpool oo ka walaacsan badalkii lagu sameeyey Sadio Mane kulankii xulkiisa Senegal uu guusha ka gaaray Eswatini
(Liverpool) 18 Nof 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mane ayaa badal lagu sameeyey kulankii xulkiisa qaranka Senegal…
Read More »