Day: November 16, 2019
-
England
Kooxda Liverpool oo iyadoo ay ka maqan yihiin Afar ciyaaryahan wajahaysa Crystal Palace
(Liverpool) 16 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa iyadoo aan haysan afar ka mid ah xiddigaheeda waxa ay wajahaysaa…
Read More » -
England
Xiddigaha Liverpool ee Joe Gomez iyo Jordan Henderson oo la xaqiijiyey inay ka maqnaan doonaan Xulkooda England kulanka soo aaddan
(Liverpool) 16 Nof 2019. Xiddigaha Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Joe Gomez iyo Jordan Henderson ayaa la xaqiijiyey inay seegi…
Read More » -
England
James Rodriguez oo iska diidi doona xiisaha uga imaanaya Premier League & Labada kooxood ee uu ku biiri karo oo daaha laga rogay
(Madrid) 16 Nof 2019. James Rodriguez ayaa la soo sheegayaa inuu iska diidi doono xiisaha uga imaanaya horyaalka Premier League,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Tababare Antonio Conte oo ammaankiisa u qalqal galay & Booliska oo ilaalo ka haya afaafka Gurigiisa iyo Xerada Tababarka Kooxda Inter
(Milano) 16 Nof 2019. Sida wararku ay sheegayaan Macallinka Kooxda Inter Milan ee Antonio Conte ayaa ammaankiisa ay cabsi soo…
Read More » -
England
Laacibka Kooxda Arsenal ee Dani Ceballos oo diiddan inuu dib ugu laabto Real Madrid… (Maxay tahay Sababtu?)
(London) 16 Nof 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Arsenal amaahda kula jooga ee Dani Ceballos ayaa la soo warinayaa inuu…
Read More » -
Italy
Krzysztof Piatek oo diyaar u ah inuu ku biiro Kooxda Real Madrid xitaa haddii uu noqonayo dooqa labaad ee Weerarka
(Madrid) 16 Nof 2019. Weeraryahanka kooxda AC Milan ee Krzysztof Piatek ayaa lagu soo waramayaa inuu aad u doonayo inuu…
Read More » -
England
Juventus oo weydiisatay Cristiano Ronaldo inay la soo saxiixdaan Paul Pogba & Jawaabtii uu siiyey oo la ogaaday
(Turin) 16 Nof 2019. Maamulka kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo sheegayaa inay kala tashadeen oo ay wax ka…
Read More » -
England
Granit Xhaka oo Albaabada u furay inuu ku biiro Koox ka dheesha Premier League kaddib markii uu go’aansaday inuu ka tago Arsenal
(London) 16 Nof 2019. Sida wararku ay sheegayaan Granit Xhaka ayaa alabaabada u furay inuu ku biiro koox ka dheesha…
Read More » -
England
Kooxda Man United oo qorsheysatay inay 200 milyan oo gini bisha Janaayo kula soo wareegto labo laacib oo da’yar ah
(Manchester) 16 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay 200 milyan oo gini…
Read More » -
Ameerika
“Lionel Messi waxa uu ii sheegay inaan afkeyga xiro” – Macallinka xulka qaranka Brazil Tite
(Riyadh) 16 Nof 2019. Tababaraha xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa shaaca ka qaaday in kabtanka xulka qaranka Argentina ee…
Read More »