Day: November 15, 2019
-
England
Henrikh Mkhitaryan oo weerar ku qaaday tababare Unai Emery
(London) 15 Nof 2019. Laacibka milkiyadiisu ay leedahay Arsenal haatana qaab amaah ah ugu ciyaara kooxda Roma ee Henrikh Mkhitaryan ayaa…
Read More » -
Spain
“Messi wax badan ayuu iga caawiyay kobcinta shaqsiyadeyda” – xiddig ka tirsan Barcelona
(Barcelona) 15 Nof 2019. Mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Barcelona ayaa wuxuu si cad u sheegay in Lionel…
Read More » -
England
Borussia Dortmund oo go’aamisay qiimaha ay kaga iibineyso Jadon Sancho kooxaha Real Madrid iyo Liverpool
(Borussia) 15 Nof 2019. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada gudaha dalka Germany kooxda Borussia Dortmund ayaa go’aamisay qiimaha ay dooneyso…
Read More » -
Spain
Gerard Piqué oo si cad u sheegay in Barcelona aysan wali gaarin heerka loo baahnaa
(Barcelona) 15 Nof 2019. Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Piqué ayaa qiray in Blaugrana aysan bixinin qaab ciyaareedkii laga filayay xilli…
Read More » -
Aasiya
Tababare Tite oo walaac ka muujiyay Messi, inkastoo kulanka caawa dhex mari doono Brazil iyo Argantina uu yahay mid saaxiibtinimo
(Saudi Arabia) 15 Nof 2019. Inkastoo kulanka caawa dhex mari doono xulalka Brazil iyo Argantina uu yahay mid saaxiibtinimo ah, hadana…
Read More » -
Wararka
Pele oo tartan adag la galay Cristiano Ronaldo, kaddib saddexleydii uu xalay u dhaliyay xulkiisa qaranka Portugal
(Yurub) 15 Nof 2019. Halyeeyga reer Brazil ee Pele ayaa tartan adag la galay kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronald,…
Read More » -
Spain
“Madrid waa gurigeyga labaad” – Gerard Piqué
(Madrid) 15 Nof 2019. Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Piqué ayaa qirtay jaceylka uu u qabo Madrid, isagoo sheegay inuu…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo doonaysa inay safkeeda ku xoojiso daafac ay ku raad joogtay Manchester United
(Manchester) 15 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Manchesrer City ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay safkeeda ku xoojiso daafac…
Read More » -
Horyaallada
Atletico Madrid oo ku rajo weyn inay 34 milyan oo gini bisha Janaayo ku dhammaystiri doonto saxiixa xiddig ka tirsan Kooxda Barcelona
(Madrid) 15 Nof 2019. Kooxda Atletico Madrid ayaa la soo warinayaa inay kalsooni ku qabto inay dhammaystiri doonto suuqa bisha…
Read More » -
England
Wakiilka Daafaca Arsenal ee Hector Bellerin oo xaqiijiyey xiisaha xiddigan uga imaanaya dalka Talyaaniga
(London) 15 Nof 2019. Wakiilka daafaca Arsenal ee Hector Bellerin ayaa xaqiijiyey in xiddiga uu wakiilka u yahay ay xiiso…
Read More »