Mourinho iyo xaaskiisa Matilde Faria miyey kala tageen?… (Qisadda faraantiga laga waayay fartiisa macalin Jose)

(Yurub) 14 Nof 2019. Jose mourinho ayaa dhawaantan hadal heyn ka dhaliyay baraha bulshada kadib markii  la sawiray isaga oo aan wadanin faraantigii guurka waxaana taasi lagu saleeyay arin xasaasi ah .

Jose oo hadda aan koox maamuleynin ayaa la weydiyay sababta uu uga soo tagay faraaantigii guurka waxana uu ku jaawabay hadal lala yaabay .

Hadaba miyuuu jose mourinho ay kala tageen xaaskiisa uu jeclaa, guurkooda xiliga uu dhacay, caruurta u joogta iyo qisadda uu faraantiga uga soo tagay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close