Day: November 14, 2019
-
Bannaanka Garoonka
Mourinho iyo xaaskiisa Matilde Faria miyey kala tageen?… (Qisadda faraantiga laga waayay fartiisa macalin Jose)
(Yurub) 14 Nof 2019. Jose mourinho ayaa dhawaantan hadal heyn ka dhaliyay baraha bulshada kadib markii la sawiray isaga oo aan…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo xaallada ku xumeeyay kooxda Juventus
(Turin) 14 Nof 2019. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa xaallada ku xumeeyay kooxda Juventus uu hogaamiyo tababare Maurizio Sarri,…
Read More » -
England
Vincent Kompany oo shaaca ka qaaday xiddig uu u arko inuu u qalmo ku guuleysiga Ballon d’Or
(Yurub) 14 Nof 2019. Kabtankii hore ee kooxda Manchester City Vincent Kompany ayaa shaaca ka qaaday xiddiga uu u arko inuu…
Read More » -
England
“Waxaan ku dhawaaday inaan dilo Luis Suarez” – Jordan Henderson
(Liverpool) 14 Nof 2019. Kabtanka kooxda Liverpool ee Jordan Henderson ayaa shaaca ka qaaday inuu ku dhawaaday inuu dilo weeraryahanka reer…
Read More » -
Ameerika
Messi, Ronaldo, Neymar: Pele oo doortay xiddiga uu jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro
(Yurub) 14 Nof 2019. Halyeeyga reer Brazil ee Pele ayaa wuxuu ka hadlay ciyaaryahanka uu jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro.…
Read More » -
Ameerika
DEG-DEG: Thierry Henry oo loo magacaabay macalinka koox cusub
(Yurub) 14 Nof 2019. Halyeeyga reer France ee Thierry Henry ayaa shaaca laga qaaday in loo magacaabay hoggaamiyaha koox cusub. Kooxda…
Read More » -
Champ' League
“Ma qarinayo rajadayda ah in Barcelona ay ka harto Champions League” – Xiddig Real Madrid ah
(Madrid) 14 Nof 2019. Laacibka ka tirsan kooxda Real Madrid ayaa muujiyay rabitaankiisa ah in naadiga ay xilfaltamaan ee Barcelona aysan…
Read More » -
France
Didier Deschamps oo si maldahan u weeraray Ernesto Valverde, sababo la xiriira Antoine Griezmann
(France) 14 Nof 2019. Tababaraha xulka France ee Didier Deschamps ayaa si maldahan u weeraray macalinka kooxda Barcelona ee Ernesto…
Read More » -
Spain
Maxay tahay sababta Yaabka leh ee Ramos uu lambarka Ozil uga hoos xirtay maaliyaddiisa lambarka 4-aad ee Real Madrid?
(Madrid) 14 Nof 2019. Qaar ka mid ah xiddigaha kubadda cagta ayaa garoomada kala soo muuqaddo hab dhaqanno layaab leh…
Read More » -
England
Lucas Torreira oo weydiistay Kooxdiisa Arsenal inay dhageysato dalabyada u imaanaya
(London) 14 Nof 2019. Laacibka khadka dhexe ee Lucas Torreira ayaa la sheegay inuu muujiyay inuu doonayo inuu ka tago…
Read More »