Sababta ka dambeysa isku dhaca Raheem Sterling iyo Joe Gomez & Halyeeyo ka hadlay dagaalkooda

(Liverpool) 13 Nof 2019. Weeraryahanka Manchester City ee Raheem Sterling ayaa dagaal garoonka Anfield kula galay Joe Gomez oo ah difaaca Liverpool, waxaana dagaalkooda ka hadlay halyeeyo kubadda cagta ah.

Laacibka Sky Blue ee Raheem Sterling ayaa sheekadda ka bad-badis ka dhigay markii uu eegeyey tan iyo xerada tababarka xulka England.

Kaddib Raheem Sterling ayaa laga saaray qaranka Saddexda Libaax ee la ciyaaraya Montenegro kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka qarammada Yurub kaddib markii ay isku dhaceen xiddigaha Liverpool ee Joe Gomez, iyadoo halyeeyo badan ay ka hadleen.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close