Day: November 13, 2019
-
Germany
Jadon Sancho oo shaaca ka qaaday xiddigaha uu ugu jeclaa kubadda cagta markii uu yaraa
(Borussia) 13 Nof 2019. Laacibka qadka dhexe iyo kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa shaaca ka qaaday xiddigaha uu aadka…
Read More » -
Wararka
Miyuu Ronaldo diyaar u yahay kulanka habeen dambe ee Lithuania? – Waxaa ka jawaabaya xiddig ka tirsan xulka qaranka Portugal
(Yurub) 13 Nof 2019. Xiddiga xulka qaranka Portugal ayaa ku wajihi doono habeen dambe dhigiisa Lithuania, kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka…
Read More » -
England
Sababta ka dambeysa isku dhaca Raheem Sterling iyo Joe Gomez & Halyeeyo ka hadlay dagaalkooda
(Liverpool) 13 Nof 2019. Weeraryahanka Manchester City ee Raheem Sterling ayaa dagaal garoonka Anfield kula galay Joe Gomez oo ah…
Read More » -
Italy
“Maalin maalmaha ka mid ah waxaan ka ciyaari doonaa horyaalka Serie A” – Luka Modrić
(Madrid) 13 Nof 2019. Xiddiga kooxda Real Madrid ee Luka Modrić ayaa sheegay inuu maalin uun laga yaabo inuu ka ciyaaro…
Read More » -
England
DEG-DEG: Xiddiga kooxda Man City ee Bernardo Silva oo la ganaaxay
(England) 13 Nof 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Man City Bernardo Silva ayaa ganaax culus garka loo galiyay kaddib markii…
Read More » -
Spain
RASMI: Waqtiga la ciyaarayo kulanka El Clasico oo maanta la go’aamiyay
(Madrid) 13 Nof 2019. Waxaa maanta la go’aamiyay waqtiga la baasanayo kulanka El Clasico ee dhax mari doono Barcelona iyo Real…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Chelsea oo si xoogan u amaanay laacibka kooxda Man City ee Raheem Sterling
(London) 13 Nof 2019. Xiddig ka tirsan kooxda Chelsea ayaa si weyn u amaanay laacibka Manchester City ee Raheem Sterling, kaddib…
Read More » -
England
Patrick Vieira oo difaacay Granit Xhaka, isagoo dhinaca kale ku baaqay in la taageero Unai Emery
(London) 13 Nof 2019. Kabtankii hore kooxda Arsenal ee Patrick Vieira ayaa difaacay Granit Xhaka kaddib markii xiddiga khadka dhexe…
Read More » -
Germany
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibkii ugu fiicnaa bishii October Kooxda Bayern Munich oo la shaaciyey… (Ma Lewandowski mise Gnabry?)
(Munich) 13 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa Kooxda Bayern Munich bishii la soo…
Read More » -
Italy
RASMI: Riccardo Montolivo oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaarista kubadda cagta, xilli uu eedeyn u jeediyey Milan
(Milan) 13 Nof 2019. Riccardo Montolivo ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaarista kubadda cagta, isagoo kooxda AC Milan ku…
Read More »