Day: November 12, 2019
-
England
“Waa waqtigii uu daafac ku guuleysan lahaa abaal-marinta Ballon d’Or” – Van Dijk
(Liverpool) 12 Nof 2019. Daafaha reer Holland iyo kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa aaminsan in la joogo waqtigii…
Read More » -
England
Man City oo hogaamineysa liiska kooxaha ugu fursadaha badan Premier League xilli ciyaareedkan…(Kaalintee ayey kaga jiraan kooxdaada?)
(England) 12 Nof 2019. Shabakada caanka ah ee “ESPN” ayaa ku shaacisay boggeeda rasmiga ah baraha bulshada ee Twitter-ka tirakoob aad…
Read More » -
England
Liverpool oo dharbaaxo xooggan la kulantay, kaddib markii uu dhaawac soo gaaray xiddig muhiim u ah
(Liverpool) 12 Nof 2019. Kooxda Liverpool ee uu hoggaaminayo macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp ayuu u soo yeeray war aan…
Read More » -
Spain
Barcelona oo war rasmi ah ka soo saartay heerka uu gaarsiisan yahay dhaawaca maanta soo gaaray Ivan Rakitić
(Barcelona) 12 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa maanta oo Talaado ah shaaca kaga qaaday website-keeda heerka uu gaarsiisan…
Read More » -
France
Cristiano Ronaldo oo la bar-bardhigay Ballon d’Or abaal-marinta Nobel Prize
(Turino) 12 Nof 2019. Laacibka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa isbar-bardhigay abaal-marinta uu doonayo inuu ku guuleysto markiisii lixaad ee…
Read More » -
England
İlkay Gündoğan oo doortay xiddiga uu arko inuu yahay kan ugu fiican Taariikhda…(Ma Lionel Messi mise Cristiano Ronaldo?)
(Manchester) 12 Nof 2019. Laacibka khadka dhexe kooxda Manchester City ee İlkay Gündoğan ayaan ka labalabeynin inuu amaano shaqsiyada Lionel Messi.…
Read More » -
England
Macallin Unai Emery oo la siiyey kulamo kooban oo uu ku badbaadsado shaqadiisa Kooxda Arsenal
(London) 12 Nof 2019. Macallinka koooxda kubadda cagta Arsenal ee Unai Emery ayaa cadaadis xooggan kala kulmaya taageerayaasha Arsenal iyo…
Read More » -
England
Vincent Kompany oo ka hadlay xaallada ay haatan ku sugan tahay Man City & sida looga gudbi karo
(Manchester) 12 Nof 2019. Daafacii hore kooxda kooxda Manchester City ee reer Belgium Vincent Kompany ayaa sheegay in Sky Blues aysan…
Read More » -
England
Raheem Sterling oo laga saaray xulka qaranka England sabab la xiriirta dagaalkii uu la galay daafaca Liverpool ee Joe Gomez
(London) 12 Nof 2019. Dhaliyaha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Raheem Sterling ayaa la soo sheegayaa in laga saaray…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo horumar ka sameysay saxiixeeda ugu horreeya ee bisha Janaayo oo ay ka dhiganayso xiddig ka dheela Premier League
(Liverpool) 12 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay horumar ka sameysay wahadallada ay ku doonayso…
Read More »