Day: November 11, 2019
-
France
Didier Deschamps oo u jawaab celiyay Zidane kaddib markii uu codsaday in Benzema uu ku laabto xulka qaranka France
(France) 11 Nof 2019. Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa ka jawaab celiyay hadaladii ka soo yeeray macalinka kooxda…
Read More » -
Spain
Ramos oo WACAD ku maray inay dagaalami doonaan kaddib marka la sameeyay isku aadka koobka Spanish Super Cup
(Madrid) 11 Nof 2019. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday in Los Blancos ay uu ku…
Read More » -
England
“Waan ka qoomameynayaa imaatinkeyga Manchester City ee waqtigan” – Riyad Mahrez
(Manchester) 11 Nof 2019. Xiddiga reer Algeria iyo kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa ka hadlay sanadkan 2019, maadaama uu…
Read More » -
Spain
“Messi wuxuu sii joogayaa Barcelona shanta xilli ciyaareed ee soo socota” – Madaxweynaha Barcelona
(Barcelona) 11 Nof 2019. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in Lionel Messi uu la sii joogi doono…
Read More » -
England
Klopp oo si adag uga jawaabay shakiga laga qabo awooda ay Liverpool u leedahay inay sii wadato guulaheeda
(Liverpool) 11 Nof 2019. Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa si adag uga falceliyay shakiga laga qabo awooda ay Liverpool u…
Read More » -
France
Aabaha dhalay Neymar Jr oo soo afjaray wararka la xiriirinaya inuu dib ugu laabanayo kooxda Barcelona
(Brazil) 11 Nof 2019. Aabaha dhalay xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa soo afjaray wararka xanta ah ee la…
Read More » -
Ameerika
Marcos Rojo oo laga saaray shaxda xulka qaranka Argentina… (Maxay tahay sababtu?)
(Buenos Aires) 11 Nof 2019. Marcos Rojo ayaa laga saaray shaxda xulka qaranka Argentina, waxaana uu seegi doonaa kulammada uu…
Read More » -
England
Jamie Redknapp oo shaaciyey halka arrin ee Kooxda Liverpool ka horjoogsan karta hanashada horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan
(Liverpool) 11 Nof 2019. Ciyaaryahankii hore ee kooxda kubadda cagta Liverpool, Jamie Redknapp ayaa shaaciyey halka arrin ee Reds ka…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo xaqiijisay in mid ka mid ah xiddigaheeda uu muddo Shan todobaad ah garoomada ka maqnaan doono
(Barcelona) 11 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaan heli doonin adeegga ciyaaryahan ka tirsan muddo shan todobaad ah, waxaana…
Read More » -
Horyaallada
Cristiano Ronaldo oo isagoo careysan isaga tagay garoonka Allianz inta uusan dhammaan kulankii xalay ee Juve iyo Milan
(Turin) 11 Nof 2019. Sida wararku ay sheegayaan Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa isaga tagay garoonka…
Read More »