Pep Guardiola oo qirtay shanta xiddig ee isaga ka dhigay macallinka ugu wanaagsan Adduunka

(Yurub) 10 Nof 2019. Pep Guardiola ayaa loo arkaa mid ka mid ah macallimiinta ugu wanaagsan kubadda cagta haatan waxa uuna leeyahay tayo maamul iyo  waliba falsafad lagu raaxeysan karo sida lawada aaminsan yahay.

Pep ayaa xirfaddiisa ka soo bilaabay Barcelona, kaddib waxa uu u wareegay Kooxda Bayern Munich waxaana uu hadda maamulayaa Naadiga Manchester City.

Waxa uu ka shifay shanta xiddig ee ka dhigay isaga macallinka ugu wanaagsan adduunka maadaama ay qabanayeen xiddigahaasi shaqadda uu u dirsado mid ka dheeri ah oo farshaxan ah.

Si aad u ogaato shantaasi xiddig inala daawo muuqaalkan hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close