Day: November 10, 2019
-
Italy
Juventus oo la wareegtay hogaanka horyaalka Serie A kaddib markii ay Allianz Stadium kaga adkaatay AC Milan… +SAWIRRO
(Turin) 11 Nof 2019. Juventus ayaa markale la wareegtay hogaaminta horyaalka Serie A kaddib markii ay Allianz Stadium kaga adkaatay AC…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo qirtay shanta xiddig ee isaga ka dhigay macallinka ugu wanaagsan Adduunka
(Yurub) 10 Nof 2019. Pep Guardiola ayaa loo arkaa mid ka mid ah macallimiinta ugu wanaagsan kubadda cagta haatan waxa…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus Iyo AC Milan ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey
(Turin) 10 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus Iyo…
Read More » -
England
Liverpool oo dheereysatay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay Anfield ku garaacday Man City…+SAWIRRO
(Liverpool) 10 Nof 2019. Liverpool ayaa sii dheereysatay hogaanka horyaalka Premier League, kaddib markii ay kooxda Machester Ciy kaga adkaatay 3-1,…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo sheegay kooxda ku guuleysaneysa Premier League… (Ma Liverpool mise Man City?)
(England) 10 Nof 2019. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa ka warbixiyay kooxda xilli ciyaareedkan ku guuleysan karta horyaalka Premier…
Read More » -
England
N’Golo Kanté oo si cad kaga hadlay mustaqbalkiisa Chelsea… (Miyuu doonayaa inuu ka tago kooxda?)
(London) 10 Nof 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Chelsea ee N’Golo Kanté ayaa si cad kaga hadlay mustaqbalkiisa garoonka Stamford Bridge.…
Read More » -
England
Manchester United oo garoonkeeda Old Trafford ugu awood sheegatay kooxda Brighton…+SAWIRRO
(Manchester) 10 Nof 2019. Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Brighton & Hove Albion oo marti ugu aheyd…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 10 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo…
Read More » -
Spain
“Weligay ma luminin kalsoonidii aan ku qabay Real Madrid” – Zinedine Zidane
(Madrid) 10 Nof 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay guushii ay…
Read More » -
England
Arsenal oo badelka macalin Unai Emery u aragta tababare horey u soo maamulay kooxda Barcelona
(London) 10 Nof 2019. Saraakiisha kooxda Arsenal ayaa waxay xiriir la sameeyeen macalinkii hore ee naadiga Barcelona, si uu u hogaamiyo…
Read More »