Waa kee xiddigii ugu wanaagsanaa ee abid uu garoon la galay Zlatan Ibrahimovic?…(Messi, Fellaini, Iniesta, De Gea, Mise Xidig kale)

(Yurub) 09 Nof 2019. Zlatan Ibrahimovic ayaa garoonka lasoo galaay halyeeyo waweyn oo kubadda cagta ah waxaana loo arkaa inuu yahay mid ka mdi ah weeraryahandii ugu fiicnaa tariikhda ee kubadda cagta Yurub

Waxa uu mar walba ka shifaa siro badan isaga oo sidoo kale hadalo la yaab leh ka jeediya saxafadda horteeda waxana uu markan ka jawaabay su’al aheyd waa kee xidigii ugu wanaagsana ee aad abid isku koox noqotaan waxa uuna ku jawaabay magaca xiddig aan maan kaaga kusoo dhaceynin hadda.

Haddii aad rabto in aad ogaato fadlan inala daawo muqaalkan:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close