Day: November 8, 2019
-
England
Waa kee xiddigii ugu wanaagsanaa ee abid uu garoon la galay Zlatan Ibrahimovic?…(Messi, Fellaini, Iniesta, De Gea, Mise Xidig kale)
(Yurub) 09 Nof 2019. Zlatan Ibrahimovic ayaa garoonka lasoo galaay halyeeyo waweyn oo kubadda cagta ah waxaana loo arkaa inuu yahay…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo farriin u diray qof walba ee Liverpool ah kahor kulanka Manchester City
(Liverpool) 08 Nof 2019. Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa ka codsaday qof walba ee Liverpool ah inuu xaalad wanaagsan…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Eibar
(Madrid) 08 Nof 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaca ka qaaday maqnaanshiyaha xiddig ka tirsan Man City kulanka Liverpool
(Manchester) 08 Nof 2019. Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay maqnaanshaha xiddig ka tirsan kooxdiisa Manchester City kulanka soo socota ee horyaalka…
Read More » -
Spain
RASMI: Zidane oo xaqiijiyay in mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Real Madrid uu dhaawac ku seegayo kulanka Eibar
(Madrid) 08 Nof 2019. Zidane ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah xiddigihiisa ugu muhiim uu dhaawac kaga maqnaan doono kulanka…
Read More » -
Spain
Imisa ciyaaryahan ayey ku leeyihiin kooxaha Real Madrid iyo Barcelona liiska xulka Spain uu ku dhawaaqay Tababare Robert Moreno?
(Spain) 08 Nof 2019. Tababare Robert Moreno ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa qaranka Spain ee ka qeyb galaya kulamada isreebreebka koobka…
Read More » -
Germany
Joachim Löw oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha xulka qaranka Germany ee ka qeyb galaya kulamada isreebreebka ee Euro 2020
(Germany) 08 Nof 2019. Tababare Joachim Löw ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa qaranka Germany ee ka qeyb galaya kulamada isreebreebka…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha ku guulestay abaal-marinta macallinka bisha October ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 08 Nof 2019. Waxaa lagu dhawaaqay tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinkii ugu fiicnaa bishii la soo dhaafay ee October horyaalka…
Read More » -
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii October ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 08 Nof 2019. Waxaa lagu dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii October ee horyaalka Premier League. Xiddiga…
Read More » -
Spain
Shan ciyaaryahan muhiim ah oo seegay tababarkii ugu dambeeyey Real Madrid, kuwaasoo la filayo inay maqnaadaan kulanka Eibar
(Madrid) 08 Nof 2019. Kooxda Real Madrid ayaa suurtogal noqon karta in safkeeda laga waayo ugu yaraan shan ciyaaryahan kulanka…
Read More »