Day: November 7, 2019
-
England
Man United oo gaartay wareega 32-da tartanka Europa League kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Partizan Beogra…+ SAWIRRO
(Manchester) 08 Nof 2019. Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Partizan Beograd oo marti ugu aheyd garoonkeeda Old…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Jurgen Klopp dhigiisa Guardiola kahor kulanka la wada sugayo ee ka dhici doono garoonka Anfiel?
(Liverpool) 07 Nof 2019. Kooxda Jurgen Klopp ee Liverpool ayaa xalay 2-1 ku garaacday naadiga reer Belgium ee Genk kulan ka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man United Iyo Partizan Beograd ee tartanka Europa League oo la shaaciyey
(Manchester) 07 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United…
Read More » -
Champ' League
Toni Kroos oo ka hadlay guushii weyneyd ay xalay ka gaareen Galatasaray, muxuuse ka yiri xiddigaha Bale iyo James?
(Madrid) 07 Nof 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Germany ee Toni Kroos ayaa difaacay xiddigaha Gareth…
Read More » -
Spain
Messi oo doortay macalinka cusub ee Barcelona si uu u noqdo bedelka Valverde bisha Janaayo ee soo aadan
(Barcelona) 07 Nof 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa doortay macalin cusub si uu u noqdo bedelka Ernesto Valverde…
Read More » -
England
Dele Alli & Wan-Bissaka oo laga saaray liiska xiddigaha xulka England ee ka qeyb galaya kulamada isreebreebka ee Euro 2020
(England) 07 Nof 2019. Tababare Gareth Southgate ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa qaranka England ee ka qeyb galaya kulamada isreebreebka koobka…
Read More » -
Spain
Arsene Wenger oo shaaca ka qaaday halka dhibaato ee Eden Hazard ku heysata kooxda Real Madrid
(Madrid) 07 Nof 2019. Tababarihii hore kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa rumeysan in halka dhibaato ee Eden Hazard ku heysato…
Read More » -
Champ' League
Robert Lewandowski oo Rikoodh Champions League ah ka barbareeyay Lionel Messi
(Yurub) 07 Nof 2019. Xiddiga Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa dhigay rikoor cusub kaddib guushii ay xalay kooxdiisa kaga gaartay…
Read More » -
England
“Waxaan sii wadi doonaa inaan istuur-tuuro” – Sadio Mané oo u jawaabay Pep Guardiola
(Liverpool) 07 Nof 2019. Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Senegal ee Sadio Mané ayaa ka jawaabay eedeymihii kaga yimid Pep…
Read More » -
Champ' League
Waa kuwee Saddexda Kooxood ee xaqiijiyey inay u soo baxeen wareegga 16-ka Champions League?
(Yurub) 07 Nof 2019. Waxaa jira kaliya saddex kooxood oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka Horyaallada Yurub ee Champions League…
Read More »