Day: November 6, 2019
-
Champ' League
Real Madrid oo guul weyn gaartay Man City oo taako loo dhigay & dhamaan natiijooyinka kulamadii caawa laga ciyaaray Champions League… +SAWIRRO
(Eroupe) 07 Nof 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda afaraad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii…
Read More » -
Champ' League
Juventus oo si dirqi ah kaga soo adkaatay kooxda Lokomotiv Moscow oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Moscow) 06 Nof 2019. Juventus ayaa si dirqi ah kaga soo adkaatay kooda Lokomotiv Moscow oo ay ku booqatay garoonkeeda…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Atalanta Iyo Man City ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Italy) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atalanta Iyo…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo Galatasaray ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Madrid) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo soo barbareeyay rikoodhkii Paolo Maldini ee tartanka Champions League
(Turin) 06 Nof 2019. Cristiano Ronaldo ayaa soo barbareeyay rikoodhka halyeeyga reer Talyaani ee Paolo Maldini ee ah tirada inta…
Read More » -
England
Arsenal oo barbaro la soo gashay kooxda Vitória SC oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Portugal) 06 Nof 2019. Arsenal ayaa barbaro lasoo gashay kooxda Vitória SC oo ay ku booqatay garoonka D. Afonso Henriques,…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Lokomotiv Moscow Iyo Juventus ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Moscow) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Lokomotiv Moscow…
Read More » -
England
Álvaro Arbeloa oo ka aragti dhiibtay Eden Hazard kaddib imaatinkiisa kooxda Real Madrid
(Madrid) 06 Nof 2019. Daafacii hore kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ee Álvaro Arbeloa ayaa wuxuu shaaca ka qaaday…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Arsenal ee Europa League oo la shaaciyey… (Kabtan cusub oo hoggaaminaya Gunners)
(Yurub) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Vitoria Guimaraes…
Read More » -
England
Tababare Solskjaer oo xaqiijiyay in mid ka mid ah xiddigahiisa muhiimka ah uu maqnaan doono kulanka habeen dambe ee Europa League
(Manchester) 06 Nof 2019. Kooxda Manchester United ayaa habeen dambe ku soo dhaweyn doonto garoonkeeda Old Trafford kooxda Partizan Belgrade, si…
Read More »