Chelsea vs Ajax, Barcelona vs Slavia Prague & Guud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono ee Champions League

(Yurub) 05 Nof 2019. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League ayaa caawa la ciyaarayaa kooxaha waa weyn ee dheelaya caawa waxaa ka mid ah Chelsea, Barcelona, Liverpool, Inter Milan iyo kuwo kale.

Chelsea ayaa la ciyaaraysa Ajax, Barcelona ayaa dhankeeda la dheeleysa kooxda Slavia Prague, kooxda Inter Milan ayaa u safreysa Borussia Dortmund.

Haddaba halkaan hoose ka eeg kulammada caawa laga ciyaarayo tartanka Champions League:-

GROUP E

11:00 Habeennimo Liverpool vs Genk

11:00 Habeennimo Napoli vs Salzburg

GROUP F

08:55 Habeennimo Barcelona vs Slavia Prague

11:00 Habeennimo Borussia Dortmund vs Inter

GROUP G

08:55 Habeennimo Zenit St. Petersburg vs RasenBallsport Leipzig

11:00 Habeennimo Lyon vs Benfica

GROUP H

11:00 Habeennimo Chelsea vs Ajax

11:00 Habeennimo Valencia vs Lille

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close