Day: November 4, 2019
-
England
Cristiano Ronaldo oo fariin qiiro leh u diray saaxiibkiis André Gomes, kaddib dhaawacii xumaa ee soo gaaray
(Turin) 04 Nof 2019. Cristiano Ronaldo ayaa fariin qiiro leh u diray saaxiibkiis ay isku wadanka kasoo wada jeedaan iyo kooxda…
Read More » -
Champ' League
Nélson Semedo oo shaaca ka qaaday furaha ay kooxdiisa Barcelona ugu guuleysan karto Champions League
(Barcelona) 04 Nof 2019. Daafaca midig Barcelona ee Nélson Semedo ayaa shaaca ka qaaday furaha ay kooxdiisa ugu guuleysan karto xilli…
Read More » -
England
Jurgen Klopp ayaa difaacay Sadio Mane kaddib eedeymaha kaga yimid Pep Guardiola
(Liverpool) 04 Nof 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shir jaraa’id uu ka soo muuqday kahor kulanka habeen dambe…
Read More » -
England
Zidane oo ka codsaday Real Madrid inay la soo wareegto mid ka mid ah daafacyada kooxda Arsenal
(Madrid) 04 Nof 2019. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa weydiistay saraakiisha kooxda inay sameysayaan saxiixa daafac aad u wanaagsan…
Read More » -
England
“Mourinho wuxuu had iyo jeer wax iga weydiin jiray kooxda Bayern Munich” – Schweinsteiger
(Bayern) 04 Nof 2019. Xiddigii hore kooxaha Bayern Munich iyo Manchester United ee Bastian Schweinsteiger ayaa si maldahan u sheegay suurtogalnimada…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka gashay kaalinta 22-aad liiska kooxaha ugu weerarka xoogan ee Yurub
(Madrid) 04 Nof 2019. Kooxda Real Madrid ayaa ku nool dhibaato weyn ee dhanka weerarka ah xilli ciyaareedkan, inkastoo ay heysato…
Read More » -
England
Arsenal oo ka hadashay wararka ku aadan inay xiiseeneyso saxiixa Jose Mourinho
(London) 04 Nof 2019. Kooxda reer London ee Arsenal ayaa waxay shaaca ka qaaday xaqiiqada wararka ku aadan inay dooneyso saxiixa…
Read More » -
England
Macallin Unai Emery oo la siiyey muddo kooban oo uu ku badbaadsado shaqadiisa Kooxda Arsenal
(London) 04 Nof 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Unai Emery ayaa la soo warinayaa in la siiyey muddo…
Read More » -
Germany
Mourinho, Wenger & Allegri oo hoggaaminaya macallimiinta qaban kara shaqada Bayern Munich kaddib markii la cayriyey Nico Kovac
(Munich) 04 Nof 2019. Kaddib markii ay kooxda Bayern Munich iska ceyrisay hoggaamiyahoodii Nico Kovac, waxaa soo baxay warar ka…
Read More » -
Aasiya
Xiddig ka tirsan Liverpool oo bartilmaameedsanaya Kooxo ka dhisan Shiinaha iyo Mareykanka
(Liverpool) 04 Nof 2019. Ciyaaryahan khadka dhexe uga dheela kooxda kubadda cagta Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa bartilmaameed ka dhigtay…
Read More »