Day: November 3, 2019
-
France
“Real Madrid way i sugi doontaa” – Kylian Mbappé
(Paris) 03 Okt 2019. Madaxweyne ku xigeenkii hore kooxda Monaco ee Vadim Vasilyev ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wadahadal dhex maray…
Read More » -
Spain
Kooxda AC Milan oo doonaysa inay bisha Janaayo soo qaadato labo xiddig ka tirsan Real Madrid
(Milano) 03 Nof 2019. Kooxda AC Milan ayaa lasoo warinayaa inay labo xiddig oo da’yar ah ee ka tirsan Real…
Read More » -
England
“Wali waan ka fogahay bahalnimada Ronaldo iyo Messi” – Sadio Mané
(Liverpool) 03 Nof 2019. Xiddiga reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mané ayaa sheegay inuu wali ka fog yahay…
Read More » -
England
Arsenal oo u dhaqaaqeysa saxiixa Jose Mourinho si uu ugu noqdo bedelka ee Unai Emery
(London) 03 Nof 2019. Kooxda Arsenal ayaa dooneysa inay u dhaqaaqdo saxiixa macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho, si uu ugu…
Read More » -
England
Tammy Abraham oo rikoodh cajiib ah ku garaacay xiddigaha Cristiano Ronaldo, Kane, Rashford iyo Martial
(London) 03 Nof 2019. Xiddiga reer England iyo kooxda Chelsea ee Tammy Abraham ayaa wuxuu xilli ciyaareed fiican ku qaadanayaa…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Pérez barbarihii ay xalay la galeen Real Betis?
(Madrid) 03 Nof 2019. Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa carro xoogan ka muujiyay barbarihii ay xalay la galeen…
Read More » -
England
Suxufi caan ah oo sheegay in maalmihii Unai Emery ee Kooxda Arsenal ay soo dhammaadeen iyo weliba xilliga la cayrin doono
(London) 03 Nof 2019. Suxufi caan ah oo ka howl-gala Sky Italy ayaa warinaya in macallin Unai Emery uu qarka…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo xaqiijisay dhaawaca Luis Suarez
(Barcelona) 03 Nof 2019. Barcelona ayaa xaqiijisay in Luis Suarez uu dhaawac ka soo gaaray lugtiisa midig intii lagu jiray…
Read More » -
France
Kooxda PSG oo heshiis cusub ka saxiixanaysa mid ka mid ah daafacyadeeda
(Paris) 03 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa lasoo warinayaa inay heshiiska u kordhinayso ciyaaryahanka daafaca kaga ciyaara…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Pep Guardiola oo kashifay Shaxdiisa Riyada… (Messi & De Bruyne oo hoggaaminaya, Henry, Silva, Busquets, Robben, Pique & Lewandowski oo liiska iska waayay!)
(Yurub) 03 Nof 2019. Macallinka kooxda kubadda cagta, Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka shifay sir badan oo ku…
Read More »