Day: November 1, 2019
-
Spain
Tababare Valverde oo shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee uu kala qeyb-geli doono kulanka barri ee kooxda Levante
(Barcelona) 01 Nof 2019. Tababare Ernesto Valverde oo shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee uu kala qeyb-geli doono kulanka barri ee horyaalka…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Real Betis
(Madrid) 01 Nof 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka…
Read More » -
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii October kooxda Man United oo la shaaciyay
(Manchester) 01 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday ciyaaryahankii ku guuleystay abaal-marinta laacibka bishii October ugu…
Read More » -
Spain
Waa kee kulanka uu Lionel Messi ugu jecel yahay xirfaddiisa Barcelona?
(Barcelona) 01 Nof 2019. Lionel Messi ayaa kooxdiisa Barcelona u saftay in ka badan 600 oo kulan, waxaana uu iminka…
Read More » -
Afrika
Muqdisho City Club oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Elman kulan ka tirsanaaa koobka General Daa’uud
(Muqdisho) 01 Nof 2019. Kooxda Muqdisho City Club ayaa guul 2-1 ah ka gaartay naadiga Elman, kulan ka tirsanaaa koobka xiisaha…
Read More » -
England
Klopp oo hogaaminaya Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League
(England) 01 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku…
Read More » -
England
Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha October ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey…. (Kooxaha waaweyn oo labo ku leh)
(England) 01 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana…
Read More » -
England
“Waxaan rabaa inaan ku daydo Sergio Aguero” – Gabriel Jesus
(Manchester) 01 Nof 2019. Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Gabriel Jesus ayaa ka hadlay loolanka kala dhaxeeya saaxiibkiis reer Argantina ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Anigu waxaan ahay ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee Afrikaan ah taariikhda” – Samuel Eto’o
(Afrika) 01 Nof 2019. In kasta uusan ku guuleysanin abaalmarinta Ballon d’Or muddadii uu ciyaarayay kubadda cagta, haddana halyeeyga reer…
Read More » -
England
Manchester United oo dharbaaxo xoog leh bisha Janaayo la damacsan Kooxda Juventus
(Manchester) 01 Nof 2019. Manchester United ayaa qorsheyneysa inay ka yaabsato kooxda reer Talyaani ee Juventus, maadaama ay dooneyso inay u…
Read More »