Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Man United ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyey

(London) 30 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo Man United kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Carabao Cup.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Chelsea Iyo Man United:

Chelsea XI:

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close