Laacibka Sanadka, Tababaraha ugu fiican, Wakiilka ugu shidan, Kooxda ugu wanaagsan… (Ka bogo wax kasta oo aad uga baahan tahay Abaal-marinnada Globe Soccer Awards 2019)

(Dubai) 30 Okt 2019. Abaal-marinta sanadlaha ah ee Globe Soccer Awards ayaa la soo saaray musharixiinta  kama dambeysta ah ee ku tartami doona, Laacibka Sanadka, Tababaraha, Kooxda iyo waliba Wakiilka ugu fiican sanadka.

Abaal-marinadan aalaaba lagu qabto magaalada Dubai ayaa la bixin doonaa Nuqulkeedii 11-aad iyadoona xaflada la qaban doono 29-ka bisha December ee dabayaaqada sanadkan 2019.

Haddaba eeg Liiska Musharixiinta kama dambeysta ah ee ku tartamaya Abaal marinada kala duwan ee Golbe Soccer Awards:-

Tababaraha Sanadka:

Laacibka ugu fiican Sanadka dhanka Ragga:

Xiddigta ugu fiican sanadka dhanka dumarka:

Kooxda Sanadka:

Wakiilka Sanadka:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close