Day: October 30, 2019
-
Spain
Real Madrid oo guul sahlan ka gaartay kooxda Leganes oo marti ugu aheyd Santiago Bernabeu… +SAWIRRO
(Madrid) 31 Okt 2019. Real Madrid ayaa guul sahlan kaga gaartay kooxda Leganes garoonkeeda Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Man United oo u gudubtay wareega siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib markii ay Chelsea kaga soo adkaatay Samford Bridge… +SAWIRRO
(London) 31 Okt 2019. Manchester United ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-2 kaga soo…
Read More » -
England
Liverool oo iska xaadirisay siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib kulan 10 gool leyska dhaliyay oo ka dhacay Anfield… +SAWIRRO
(Liverpool) 31 Okt 2019. Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal…
Read More » -
France
RASMI: PSG oo heshiis cusub waqti dheer ah ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan
(Paris) 30 Okt 2019. Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah u shaacisay inay heshiis cusub oo waqti dheer ah ka saxiixatay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo Leganes ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 30 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Man United ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyey
(London) 30 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Arsenal ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyey
(Liverpool) 30 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo diyaar u ah inuu qabto shaqada kooxda Arsenal haddii la cayriyo macallin Unai Emery
(London) 30 Okt 2019. Macallin Jose Mourinho ayaa albaabada u furay inuu bedelo Unai Emery haddii kooxda Arsenal ay cayriso…
Read More » -
Holland
RASMI: Van Dijk, De Ligt & De Jong oo hoggaaminaya liiska xulka qaranka Netherlands ee kulamada isreeb-reebka koobka Euro 2020
(Holland) 30 Okt 2019. Xiddigaha Van Dijk, De Ligt & De Jong ayaa hogaaminaya liiska xulka qaranka Netherlands ee ugu qeyb…
Read More » -
Italy
Tababare Sarri oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Juventus ee wajahaya kulanka caawa ee Genoa …. (Miyuu qeyb ka yahay Cristiano Ronaldo?)
(Turin) 30 Okt 2019. Tababare Maurizio Sarri ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Juventus uu ku wajihi doono…
Read More »