Paul Pogba: Diintiisa dhabta ah, Sirta awooddiisa ciyaareed, Kooxdiisa riyada iyo xogo kale oo laga yaabo inaadan ka ogeyn xiddiga reer France

(Manchester) 29 Okt 2019. Paul Pogba waxa uu ka mid yahay xiddigaha ugu waanaagsan adduunka taasi oo ka dhigtay in koox walba ay ku hamiso inay hesho isaga oo kale, maadaama uusan ku faraxsanayn noloshiisa kooxda Manchester United.

Xiddiga xulka qaranka Faransiiska ayaa si xoog leh loola xiriirinayey inuu u dhaqaaqo Real Madrid intii lagu guda jiray suuqii kala iibsiga xiddigaha ee xagaaga, laakiin naadiga reer Spain ayaa awoodi waysay inay heshiis la gasho kooxdiisa reer England.

Waxa aynu warbxintaan ku soo bandhigi doonaa ciyaaryahan Paul Pogba, Diintiisa  saxda ah, sirta awooddiisa ciyaareed, heerarkii uu soo maray si uu noqdo xiddiga ugu wanaagsan Manchester United, kooxda uu rabo in uu ku biiro mustaqbalka dhaw iyo xogo kale oo cajiib ah oo laga yaabo inaadan ka ogeyn xiddiga reer France sii ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close