Day: October 29, 2019
-
Spain
Barcelona oo guul sahlan kaga gaartay Camp Nou kooxda Real Valladolid… +SAWIRRO
(Barcelona) 30 Okt 2019. Barcelona ayaa si fudud saddexda dhibcood kaga qaadatay Camp Nou kooxda Real Valladolid, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Man City oo u gudubtay wareega Siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Southampton… +SAWIRO
(Manchester) 30 Okt 2019. Manchester City ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Southampton oo marti ugu aheyd Etihad Stadium, kaddib…
Read More » -
England
Ronaldo oo sharraxaad ka bixiyay doorka ay Man United ka ciyaartay inuu noqdo weeraryahan aan lahayn meelo uu daciif ka yahay
(Turin) 29 Okt 2019. Xiddiga reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inay ahaan laheyd doqonimo haddii uu…
Read More » -
Spain
Afar ciyaartoy oo ka tirsan kooxda Real Madrid ee doonaya in shaqada laga ceyriyo Zinedine Zidane
(Madrid) 29 Okt 2019. Wargeyska “Don Balón” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay jiraan Afar ciyaaryahan ka tirsan…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Real Valladolid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 29 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City Iyo Southampton ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyey
(Manchester) 29 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City…
Read More » -
England
Liverpool oo soo saartay warbixin rasmi ah ee ku saabsan xaalada dhaawacyada Saalax iyo Matip kahor kulanka Arsenal
(Liverpool) 29 Okt 2019. Kooxda Liverpool ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay xaalada dhaawaca ee xiddiga reer Masar ee Maxamed…
Read More » -
Spain
Valverde oo go’aamiyay waxa uu ka doonayo Barcelona kaddib markii dib loo dhigay kulanka El Clásico
(Barcelona) 29 Okt 2019. Macalinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa wuxuu carabka ku adkeeyay baahida loo qabo inay dhibco ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Paul Pogba: Diintiisa dhabta ah, Sirta awooddiisa ciyaareed, Kooxdiisa riyada iyo xogo kale oo laga yaabo inaadan ka ogeyn xiddiga reer France
(Manchester) 29 Okt 2019. Paul Pogba waxa uu ka mid yahay xiddigaha ugu waanaagsan adduunka taasi oo ka dhigtay in…
Read More » -
Spain
“Helitaanka lambarka 7-aad kaddib Cristiano Ronaldo ma ahan wax fudud” – Hazard
(Madrid) 29 Okt 2019. Xiddiga reer Belgian iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa xaqiijiyay sida ay u adag tahay…
Read More »