Day: October 28, 2019
-
Spain
Valverde oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Valladolid… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Barcelona) 28 Okt 2019. Tababare Ernesto Valverde ayaa u yeeray liis ka kooban 18 xiddig ka tirsan kooxdiisa Barcelona, si ay…
Read More » -
Italy
Ronaldo oo sheegay in xafiiltanka kala dhaxeeya Messi uu si weyn kaga faa’iideystay
(Turin) 28 Okt 2019. Xiddiga kooxda Juventus ee Cristaino Ronaldo ayaa xaqiijiyay in tartankii adkaa ee ballaarnaa ee uu la galay…
Read More » -
England
Dani Ceballos oo fariin u diray Taageerayaasha Arsenal ee ka carreysan natiijooyinka kooxda
(London) 28 Okt 2019. Xiddiga reer Spain ee Dani Ceballos ayaa wuxuu fariin u diray Taageerayaasha kooxda ka dhisan waqooyiga magaalada…
Read More » -
England
Jamaahiirta Liverpool oo war wanaagsan ka helaya xaaladda dhaawaca Maxamed Saalax
(Liverpool) 28 Okt 2019. Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa war wanaagsan ka helaya xaaladda dhaawaca weeraryahankooda Maxamed Saalax, kaddib markii…
Read More » -
England
Miyaa laga qaadi doonaa Xhaka calaamadda kabtanimada ee Arsenal, kaddib khaladkii uu ku hor sameeyay Taageerayaasha? – Waxaa ka jawaabaya Unai Emery
(Arsenal) 28 Okt 2019. Kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday Emirates Stadium, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
France
Majalada France Football oo tilmaamtay xiddiga ay u aragto inuu ku guuleysan karo abaal-marinta Ballon d’Or 2019
(France) 28 Okt 2019. Majalada France Football ee fadhigeedu yahay dalka Faransiiska isla markaana bixisa abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or…
Read More » -
England
Man United oo tallaabo u jirta inay la saxiixato xiddig ay si weyn u baadi goobayaan kooxaha waaweyn ee Yurub
(Manchester) 28 Okt 2019. Wargeyska “Daily Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Manchester United ay isku diyaarineyso…
Read More » -
Holland
Inuu dhaliyey 41 gool, Badbaadadiisii cajiibka ahayd & Xogo layaab leh oo ku saabsan Goolhayihii ugu mucjisada badnaa kubadda cagta ee René Higuita
(Yurub) 28 Okt 2019. Waxaa la isku raacsan yahay inuu ahaa Goolhayihii ugu mucjisada badnaa ee soo maray kubadda cagta…
Read More » -
England
Sagaal ciyaartoy waaweyn oo la filayo inay ka tagaan kooxahooda suuqa furmi doono bisha Janaayo…(Yaa kaga jira kooxdaada?)
(EUROPE) 28 Okt 2019. Taageerayaasha kubadda cagta adduunka ayaa la socon doono suuqa kala iibsiga furmi doono bisha Janaayo ee soo…
Read More » -
England
Saddex sababood oo Man United ka horjoogsaday inay la wareegto weeraryahanka reer Gabon ee Aubameyang
(Manchester) 28 Okt 2019. Wargeyska “The Athletic” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday maanta oo Isniin ah sababihii ka…
Read More »