Day: October 26, 2019
-
England
Man United oo si gaar ah isha ugu heysa xiddig ay u aragto inuu noqon karo badelka saxda ah ee Paul Pogba
(Manchester) 26 Okt 2019. Wargeyska “Don Balón” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in tababaraha kooxda Manchester United…
Read More » -
England
Chelsea oo guul muhiim ah ka soo gaartay Burnley oo ay booqatay, xilli Pulisic kulankan uu wacdaro ka dhigay … +SAWIRRO
(England) 26 Okt 2019. Kooxda Chelsea ayaa guul muhiim ah ka soo gaartay naadiga Burnley oo ay booqatay, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Guardiola oo si xiiso leh kaga hadlay loollanka hanashada Premier League ay kula jiraan kooxda Liverpool
(Manchester) 26 Okt 2019.Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa qaab cajiib ah kaga hadlay loolanka loogu jiro hanashada…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo sharaxay dhibaatada ugu weyn ee heysata Man United xilli ciyaareedkan
(England) 26 Okt 2019. Daafacii hore kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jamie Carragher ayaa ka hadlay dhibaatada ugu weyn ee ka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Burnley Iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 26 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burnley Iyo…
Read More » -
Italy
Kooxda Lecce oo taako u dhigtay hogaamiyaasha horyaalka Serie A ee Juventus… +SAWIRRO
(Serie A) 26 Okt 2019. Kooxda Lecce ayaa taako u dhigtay hogaamiyaasha horyaalka Serie A ee Juventus, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Guardiola oo qeexay go’aanka Man City ee ku aadan inay la soo saxiixato ciyaartoy bisha Janaayo
(Manchester) 26 Okt 2019. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay go’aanka kooxdooda kaga aadan sameynta heshiisyo cusub suuqa…
Read More » -
England
Man City oo guul sahlan ka gaartay Aston Villa oo marti ugu ahayd Etihad Stadium…+ SAWIRRO
(Manchester) 26 Okt 2019. Manchester City ayaa guul sahlan ka gaartay kooxda Aston Villa oo marti ugu ahayd Etihad Stadium, waxayna…
Read More » -
Wararka
“Kuma badelan laheyn wax walba oo aan ku guuleystay koobka adduunka” Messi
(Argantina) 26 Okt 2019. Kabtanka xulka qaranka Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa qiray sida uu u jecel yahay…
Read More » -
England
David Luiz oo farriin adag u diray saaxiibadiis Arsenal, kahor kulanka Crystal Palace
(London) 26 Okt 2019. Daafaca kooxda Arsenal ee David Luiz ayaa wuxuu fariin u diray saaxiibadiis Gunners, kahor kulanka Crystal Palace…
Read More »