Day: October 25, 2019
-
England
RASMI: N’Golo Kanté oo seegaya kulanka soo aadan ay Chelsea la ciyaari doonto kooxda Burnley
(London) 25 Okt 2019. Macalinka kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa shaaca ka qaaday in N’Golo Kanté uu seegayo kulanka habeen…
Read More » -
Champ' League
Ter Stegen oo hal arrin kaga digay kooxda Barcelona xilli ciyaareedkan
(Barcelona) 25 Okt 2019. Goolhaayaha reer Germany ee Ter Stegen ayaa hal arrin kaga digay kooxdiisa Barcelona xilli ciyaareedkan. Ter Stegen…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa toddobaadkan Champions League oo la shaaciyay
(Europe) 25 Okt 2019. Waxaa lagu dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa kulamadii toddobaadkan laga ciyaaray tartanka xiisaha badan…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaciyay mudadda ay garoomada ka maqnaan doonaan laba xiddig ka tirsan Man City, kaddib dhaawac soo gaaray
(Manchester) 25 Okt 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday xaalada xiddigaha ka dhaawacan kooxda ka…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri tababare Klopp kulanka toddobaadka soo aadan ay wajihi doonaan Tottenham?
(Liverpool) 25 Okt 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id qaas ah kahor kulanka ay…
Read More » -
Spain
“Griezman waligiis ma noqon doono sida uu Neymar Jr ku ahaa Barcelona” – Rivaldo
(Barcelona) 25 Okt 2019. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa aaminsan in Blaugrana ay leedahay weerar aad u…
Read More » -
England
“Messi waa ciyaaryahan hal mar yimaada nolosha” – Giggs oo ka hadlay isbar-bardhiga Ronaldo iyo Messi
(Yurub) 25 Okt 2019. Halyeeygii hore kooxda Manchester United ahna macalinka xulka qaranka Weles ee Ryan Giggs ayaa wuxuu qeyb ka…
Read More » -
England
Waakee xiddiga ay sida xoogan u xiiseenayaan saxiixiisa Taageerayaasha kooxda Man United?
(Manchester) 25 Okt 2019. Taageerayaasha kooxda Manchester United ayaa waxay shaaca ka qaadeen xiisaha ay ka muujinayaan adeega xiddiga reer Argantina…
Read More » -
England
Kooxda ka dhisan Talyaaniga oo Manchester United kula soo biirtay raacdada ay ugu jiro saxiixa Thomas Muller
(Manchester) 25 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay Manchester United kula…
Read More » -
Italy
Meeqa milyan oo gini ayay miiska saareysaa kooxda Barcelona si ay ula soo wareegto Lautaro Martinez?
(Barcelona) 25 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay la imaan doonto lacag dhan 173 milyan…
Read More »