Day: October 24, 2019
-
England
Arsenal oo guul soo daahday ka heshay kooxda Vitoria de Guimaraes kulan ka tirsanaa Europa League …+SAWIRRO
(London) 24 Okt 2019. Kooxda Arsenal ayaa guul soo daahday kaga heshay kooxda Vitoria de Guimaraes Emirates Stadium, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Rivaldo oo talo muhiim ah u diray Mbappé si uu u noqdo bedelka Ronaldo iyo Messi
(Europe) 24 Okt 2019. Halyeeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa la taliyay da’ayarka reer France ee Kylian Mbappé inuu ka tago…
Read More » -
England
Man United oo guul dirqi ah ka soo gaartay kooxda Partizan Beograd oo ay booqatay kulan ka tirsan Europa League …+SAWIRRO
(Serbia) 24 Okt 2019. Manchester United ayaa guul dirqi ah kaga soo gaartay Kooxda Partizan Beograd oo ay ku booqatay garoonka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal iyo Vitoria de Guimaraes ee tartanka Europa League oo la shaaciyey
(London) 24 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal Iyo Vitoria…
Read More » -
Spain
Iago Aspas oo sheegay kan Rabshada badan daafacyada Ramos iyo Piqué
(Spain) 24 Okt 2019. Xiddiga reer Spain iyo kooxda Celta de Vigo ee Iago Aspas ayaa sheegay in kabtanka Real Madrid…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kooxda Man United ee kulanka Partizan Beograd tartanka Europa League oo la shaaciyey
(Serbia) 24 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonto kooxda Manchester United kulanka…
Read More » -
Spain
Samuel Eto’o oo doortay xiddigii ugu fiicnaa uu kala garab ciyaaray Barcelona… (Ma ahan Messi mana ahan Ronaldinho)
(Barcelona) 24 Okt 2019. Xiddigii hore ee xulka qaranka Cameroon ee Samuel Eto’o ayaa ka hadlay xirfadiisa ciyaareed ee kooxda Barcelona.…
Read More » -
Champ' League
Tababare Valverde oo ammaanay guusha cusub Lionel Messi ee tartanka Champions League
(Barcelona) 24 Okt 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa amaanay awooda ciyaareed ee Lionel Messi, kaddib guushii ay xalay…
Read More » -
Champ' League
Laba ka mid ah taageerayaasha Liverpool oo seegay kulankii kooxdooda ee UCL, kaddib markii ay isku qaldeen magaalooyinka Genk iyo Gent
(Belgian) 24 Okt 2019. Sida uu warinayo website-ka “Sporza.Be” ee laga leeyahay dalka Belgian Laba ka mid ah taageerayaasha Liverpool ayaa…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ammaan kala dul dhacay mid ka mid ah weeraryahanada ugu muhiimsan Premier League
(Manchester) 24 Okt 2019.Tababaraha reer Norway iyo kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ku tilmaamay gooldhaliyaha…
Read More »