Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester City iyo Atalanta ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Manchester) 22 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City Iyo Atalanta kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League.

Macallin Pep ayaa safkiisa hore ku soo wada bilaabay Sergio Aguero, Raheem Sterling iyo Kevin De Bruyne, halka kooxda Atalanta ay sagaal beenaad ciyaarsiinayso Josip Ilicic.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Manchester City Iyo Atalanta:

Safka hore ee Manchester City: Ederson; Walker, Fernandinho, Rodri, Mendy; De Bruyne, Foden, Gundogan; Mahrez, Aguero, Sterling

Keydka Man City: Bravo, Stones, Gabriel Jesus, Bernardo Silva, David Silva, Cancelo, Otamendi

Safka hore Atalanta: Gollini; Toloi, Djimsiti, Masiello; Castagne, Freuler, De Roon, Gosens; Gomez, Malinovskyi; Ilicic

Keydka Atalanta: Sportiello, Muriel, Arana, Hateboer, Ibanez, Pasalic, Barrow

Garsooraha ciyaarta: Grinfeld (ISR)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close