Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus iyo Lokomotiv Moscow ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Turin) 22 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus iyo Lokomotiv Moscow kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League.

Juventus ayaa safkeeda hore ku soo wada bilowday Paulo Dybala, Rodrigo Bentancur iyo Cristiano Ronaldo, halka kooxda martida ah ee Lokomotiv Moscow uu safka hore ugu soo bilowday Joao Mario.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Juventus iyo Lokomotiv Moscow:

Safka hore ee Juventus: Szczesny; Cuadrado, Bonucci, De Ligt, Alex Sandro; Khedira, Pjanic, Matuidi; Bentancur; Dybala, Cristiano Ronaldo

Keydka Juventus: Buffon, Danilo, Higuain, Rugani, Rabiot, Demiral, Bernardeschi

Safka hore ee Lokomotiv Moscow: Guilherme; Ignatyev, Howedes, Corluka, Idowu; Murilo; Al Miranchuk, Barinov, Krychowiak, Joao Mario; Eder

Keydka Lokomotiv: Kochenkov, Zhivoglyadov, Kolomeytsev, Kverkvelia, Magkeev, Tugarev, Kulikov

Garsooraha ciyaarta: Sidiropoulos (GRE)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close