Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Galatasaray iyo Real Madrid ee tartanka Champions League oo lagu dhawaaqay

(Istanbul) 22 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Galatasaray Iyo Real Madrid kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League.

Galatasaray ayaa safkeeda hore ku soo bilowday xiddigo muhiim ah ah, waxaana ka soo muuqday Nzonzi.

Kooxda martida ah ee Real Madrid ayaa dhankeeda ku soo bilowday safkeeda hore Rodrygo & Valverde, halka ay keydka dhigeen Vinicius.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Galatasaray Iyo Real Madrid:

Galatasaray XI:

Keydka Galatasaray: Okan, Şener, Adem, Selçuk, Ömer, Feghouli, Emre Mor

Safka hore ee Real Madrid: Courtois; Marcelo, Ramos, Varane, Carvajal; Kroos, Casemiro, Valverde; Hazard, Benzema, Rodrygo.

Keydka Real Madrid: Areola, Militao, James, Mendy, Isco, Jovic, Vinicius.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close