Pochettino, Ferguson, Giroud, Eriksen, Abraham, Fred iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu saakay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

(Yurub) 22 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane inoo ahaan doonta.

Waxaan idiin soo koobi doonnaa maalin kasta wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kooxaha qaaradda Yurub.

Waxyaabaha ay saakay wax ka qoreen wargeysyada ciyaaraha waxaa cinwaannada sare ka muuqda Pochettino, Ferguson, Giroud, Eriksen, Abraham iyo Fred.

Masuul kama noqon doono xaqiiqada iyo jiritaanka wararka aan hoos idin kugu soo gudbino, maadaama aan u xaglin doonno ilaha aan ka soo xiganay.

Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan maalin kasta idin soo gudbinno wararkii ugu dambeeyay ay wargeysyada ka qoraan xanta suuqa iyo xiddigaha la doonayo, kala soco muuqaalka hoose.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close