RASMI: Liiska musharaxiinta abaal-marinta Ballon d’Or 2019 oo shaaca laga qaaday

(France) 21 Oct 2019. Majaladda “France Football” ee dalka France ayaa si rasmi ah shaaca ka qaaday fiidnimada caawa oo Isniin ah, liiska qeybta koowaad ee magacyada musharixiinta abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or ee ah ciyaaryahanka ugu fiican adduunka sannadka 2019.

Haddaba xiddigaha ilaa iyo hadda ku soo baxay liiska xiddigaha u sharaxan ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or 2019 ayaa kala ah:

Mohamed Salah (Liverpool | Egypt)

Eden Hazard (Chelsea/Real Madrid | Belgium)

Marquinhos (PSG | Brazil)

Raheem Sterling (Man City | England)

Joao Felix (Atletico | Portugal)

Lionel Messi (Barcelona | Argentina)

Riyad Mahrez (Man City | Algeria)

Kevin de Bruyne (Man City | Belgium)

Kalidou Koulibaly (Napoli | Senegal)

Antonie Griezmann (Atletico/Barcelona | France)

Virgil van Dijk (Liverpool | Netherlands)

Bernardo Silva (Man City | Portugal)

Heung-min Son (Tottenham | South Korea)

Robert Lewandowski (Bayern Munich | Poland)

Roberto Firmino (Liverpool | Brazil)

Cristiano Ronaldo (Juventus | Portugal)

Alisson Becker (Liverpool | Brazil)

Matthijs de Ligt (Ajax/Juventus | Netherlands)

Karim Benzema (Real Madrid | France)

Georginio Wijnaldum (Liverpool | Netherlands)

Kylian Mbappe (PSG | France)

Trent Alexander-Arnold (Liverpool | England)

Donny van de Beek (Ajax | Netherlands)

Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal | Gabon)

Marc-Andre ter Stegen (Barcelona | Germany)

Sadio Mane (Liverpool | Senegal)

Sergio Aguero (Man City | Argentina)

Frenkie de Jong (Ajax/Barcelona | Netherlands)

Hugo Lloris (Tottenham | France)

Dusan Tadic (Ajax | Serbia)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close