RASMI: Liiska musharaxiinta abaal-marinta Goolhaayaha ugu fiicnaa aduunka sanadka 2019 oo la shaaciyay

(France) 21 Oct 2019. Majaladda France Football ayaa shaacisay liiska musharaxiinta abaal-marinta Yachine Trophy ee goolhaayaha ugu fiicnaa sanadka 2019

France Football ayaa sanadkan ugu talagashay inay bixiso dhowr abaal-marino kala duwan ee Ballon d’Or ah, waxaana ka mid ah, abaal-marin  qaas u ah goolhaayayaasha taasoo loogu magac daray Yachine Trophy.

Haddaba Goolhaayayaasha liiskan ku soo baxay ee abaal-marinta Yachine Trophy ee goolhaayaha ugu fiicnaa sanadka 2019, waxaana ka mid ah:

Ter Stegen (Barcelona)

Alisson Becker (Liverpool)

Manuel Neuer (Bayern Munich)

Ederson (Manchester City)

Jan Oblak (Atletico Madrid)

Kepa (Chelsea)

André Onana (Ajax)

Szczęsny (Juventus)

Hugo Lloris (Tottenham Hotspur)

Samir Handanović (Inter Milan)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close