Day: October 21, 2019
-
France
RASMI: Liiska musharaxiinta abaal-marinta Goolhaayaha ugu fiicnaa aduunka sanadka 2019 oo la shaaciyay
(France) 21 Oct 2019. Majaladda France Football ayaa shaacisay liiska musharaxiinta abaal-marinta Yachine Trophy ee goolhaayaha ugu fiicnaa sanadka 2019…
Read More » -
England
Arsenal oo guuldaro niyadjab ah kala soo kulantay kooxda Sheffield United oo ay booqatay…+SAWIRRO
(England) 21 Oct 2019. Arsenal ayaa guuldaro niyadjab ah kala soo kulantay kooxda Sheffield United oo ay ku booqatay garoonkooda Bramall…
Read More » -
France
RASMI: Liiska musharaxiinta abaal-marinta da’ayarka ugu fiicnaa aduunka sanadka 2019 oo la shaaciyay
(France) 21 Oct 2019. Majaladda France Football ayaa shaacisay liiska musharaxiinta abaal-marinta Kopa Trophy ee da’ayarka ugu fiicnaa aduunka sanadka 2019,…
Read More » -
Champ' League
“Kubadda Cagta waa cadaalad darro, waxaan doonayaa inaan weligeey sii joogo Real Madrid” – Zidane
(Madrid) 21 Oct 2019. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka soo muuqday shir Jaraa’id gaar ah ka hor…
Read More » -
Champ' League
Ramos oo sheegay waxa kaliya ee ka dhiman kooxda Real Madrid kahor kulanka Galatasaray
(Madrid) 21 Oct 2019. Daafaca reer Spain ee Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday waxa ka dhiman Real Madrid waqtigaan la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Sheffield United Iyo Arsenal ee horyaalka Premier League
(England) 20 Oct 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sheffield United…
Read More » -
France
RASMI: Liiska musharaxiinta abaal-marinta Ballon d’Or 2019 oo shaaca laga qaaday
(France) 21 Oct 2019. Majaladda “France Football” ee dalka France ayaa si rasmi ah shaaca ka qaaday fiidnimada caawa oo Isniin…
Read More » -
Champ' League
Mudnaanta koowaad ee kooxda Juventus, goolkiisii 700-aad & dhowr arrimood kale uu ka hadlay Cristiano Ronaldo
(Turin) 21 Oct 2019. Xiddiga xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa carabka ku adkeeyay sida uu u jecel yahay inuu…
Read More » -
Afrika
Gaadiidka oo guul kaga daah furtay koobka General Daa’uud, kaddib markii ay garaacday Kooxda Badbaado
(Muqdisho) 21 Oct 2019. Kooxda Gaadiidka ayaa guul kaga daah furtay kulankeeda ugu horeeyay koobka General Daa’uud ee fasal ciyaareedkan, kaddib…
Read More » -
England
Real Madrid oo xiddig muhiim ah ee aan aheyn Raheem Sterling ka dooneysa Manchester City
(Madrid) 21 Oct 2019. Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in xiddig muhiim ah ee aan aheyn xiddiga reer England ee…
Read More »