Day: October 18, 2019
-
France
“Shaqsiyaad qaar ee kooxda Barcelona ah ma aysan dooneynin in Neymar uu soo laabto” – Messi
(Barcelona) 18 Okt 2019. Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi ayaa rumeysan inay jiraan shaqsiyaad ka tirsan kooxda Blaugrana oo aan…
Read More » -
England
RASMI: Mason Greenwood oo heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Manchester United
(Manchester) 18 Okt 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Mason Greenwood ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo…
Read More » -
England
RASMI: Joel Matip oo heshiis cusub qalinka ugu duugay kooxdiisa Liverpool
(Liverpol) 18 Okt 2019. Daafaca Liverpool ee Joel Matip waxa uu qalinka ku duugay heshiiskan cusub oo kooxdiisa ku sii hayn…
Read More » -
England
“Waa inaad weydiisaan Javier Tebas sababta dib loogu dhigay kulanka El Clasico” – Guardiola
(Manchester) 18 Oct 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay dib u dhigista kulanka El Clasico, kaasoo…
Read More » -
England
Klopp oo iska diiday inuu hoos u dhigo Manchester United kahor kulanka ay ku booqan doonaan Old Trafford
(Liverpool) 18 Oct 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa iska diiday inuu hoos u dhigo Manchester…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid qabsoomida kulanka El Clasico
(Madrid) 18 Okt 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in isaga iyo ciyaartoydiisa ay diirada saari doonaan…
Read More » -
Afrika
Kooxda Gaadiidka oo la soo wareegtay afar xiddig oo ajaanib ah
(Muqdisho) 18 Okt 2019. Kooxda Gaadiidka ayaa la soo wareegtay afar xiddig oo ka soo jeeda dalka Uganda, kuwaas oo naadiga…
Read More » -
England
Kulanka adag ee Liverpool, xaallada De Gea, soo laabashada qaar ka mid ah xiddigihii ka dhawaacnaa & dhowr arrimood uu ka hadlay Tababare Solskjær
(Manchester) 18 Okt 2019.Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa wuxuu aaminsan yahay in dhigiisa Jurgen Klopp uu…
Read More » -
England
Van Dijk oo ka hadlay xaallada Man United kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan Old Trafford
(England) 18 Okt 2019. Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa kahor kulanka Axada ka dhici doono garoonka Old…
Read More » -
England
Emre Can oo xiiseynaya in markale uu ku laabto Premier League & kooxda uu doonayo inuu ku biiro oo la shaaciyay
(Turino) 18 Oct 2019. Wargeyska “Tuttosport” ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xiddiga khadka dhexe kooxda Juventus ee…
Read More »