Day: October 16, 2019
-
England
Guardiola oo diyaar u ah inuu dagaal la galo Real Madrid iyo Barcelona, sababa la xiriira saxiixa bedelka Aguero
(Manchester) 16 Okt 2019.Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa dagaal xoogan la gali doono kooxaha Barcelona iyo Real…
Read More » -
England
Sergio Aguero oo shil gaari galay… (Sidee wax u dhaceen?)
(Manchester) 16 Okt 2019. Xiddiga reer Argentina ee Sergio Aguero ayaa galay shil gaari ah inta uu ku sii jeeday tababarkii…
Read More » -
Spain
Xiddigaha Suarez iyo Benzema oo sugi la’a kulanka soo aaddan ee El Clásico, si ay u gaaraan Rikoorro muhiim ah
(Spain) 16 Okt 2019. Xiddig kasta wuxuu doonayaa inuu guul gaaro si magaciisa loogu xardho taariikhda kubadda cagta, maxaasa ka fiican…
Read More » -
England
Taageerayaasha kooxda Man United oo soo gaaray war naxdin leh kahor kulanka adag ee Liverpool
(Manchester) 16 Okt 2019. Manchester United ayaa weyn doonta adeegyada laba ka mid ah xiddigaheeda kuwaasoo muhiim u ah qorshaha tababare…
Read More » -
Spain
Messi oo si cad u sheegay tartanka ugu muhiimsan ay Barcelona dooneyso xilli ciyaareedkan inay ku guuleysato
(Barcelona) 16 Okt 2019. Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ee Lionel Messi ayaa maanta gudoomay abaal-marinta Golden Boot…
Read More » -
France
Muxuu ka yiri Mauro Icardi kooxda Inter uu hoggaaminayo Antonio Conte & imaatinka Lukaku?
(Paris) 16 Okt 2019. Weeraryahankii hore ee kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi ayaa sheegay inuu u rajeynayo wanaag oo dhan…
Read More » -
Spain
Mateo iyo Thiago oo u guddoomay aabahood Messi abaal-marinta Golden Boot… + SAWIRRO
(Barcelona) 16 Okt 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa loo caleemo saaray abaal-marinta Golden Boot ee ah ciyaaryahanka ugu…
Read More » -
England
Louis Saha oo shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u soo nooleeyo Man United
(England) 16 Okt 2019. Laacibkii hore xulka qaranka France ee Louis Saha ayaa shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara…
Read More » -
England
“Hadda hala siiyo Liverpool koobka Premier League” – Macallin hore oo kubadda cagta ah
(England) 16 Okt 2019. Liverpool ayaa u muuqata inay ku socoto wadaddii ay ugu guuleysan laheyd horyaalka Premier League markii ugu…
Read More » -
Italy
Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda
(Europe) 16 Okt 2019. Jorge Mendes oo ah wakiilka xiddiga kooxda Juventus ee Cristaino Ronaldo ayaa sheegay in hadda kaddib uusan…
Read More »