Day: October 15, 2019
-
Spain
Real Madrid oo shaaca ka qaaday natiijada baaritaanadii caafimaad ay dhakhaatiirta ku sameeyeen dhaawaca Modrić
(Madrid) 15 Okt 2019. Real Madrid ayaa war rasmi ah oo ay soo saartay maanta oo Talaado ah waxa ay ku…
Read More » -
Champ' League
James Milner oo talo muhiim ah siiyay xiddig kasta ee wajahaya Lionel Messi
(Liverpool) 15 Okt 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Liverpool ee James Milner ayaa si xoogan u amaanay kabtanka naadiga Barcelona…
Read More » -
England
CAJIIB: Cristiano Ronaldo oo dhaliyay goolal ka badan, isku darka inta ay dhaliyeen SHAN weeraryahan waaweyn
(Europe) 15 Okt 2019. Wargeysyada caalamka ayaa ilaa iyo haatan waxay si aan kala joogsi laheyn uga hadlayaan rigoorrkii uu…
Read More » -
England
Inter Milan uu hogaaminayo tababare Conte oo duulaan ku ah kooxda Chelsea
(Milan) 15 Okt 2019. Tababaraha kooxda Inter Milan ee reer Talyaani Antonio Conte ayaa doonaya inuu la soo wareego mid ka…
Read More » -
Spain
Luka Modrić oo hal arrin ka codsaday saaxiibkiis kooxda Real Madrid ee Gareth Bale
(Europe) 15 Okt 2019. Xiddiga khadka dhexe xulka qaranka Croatia iyo kooxda Real Madrid ee Luka Modrić ayaa ka codsaday saaxiibkiis…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo wuxuu gaaray 700 gool… Immisa rigoore ayaa ku jirta??
(Europe) 15 Okt 2019. Weeraryahanka kooxda Juventus iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa waxaa si aad ah ugu xiran…
Read More » -
Italy
Waa kuwee SHANTA halyeey kubadda cagta ah ee illaa iyo haatan ka goolal badan Cristiano Ronaldo?
(Europe) 15 Okt 2019. Waxaa wali jirta 5 halyeeyo ee kubadda cagta ah, kuwaasoo ka goolal badan weeraryahanka kooxda Juventus iyo…
Read More » -
Italy
“Aniga ma raadiyo Rikoorrada, laakiin iyaga ayaa i soo raadsada” – Cristiano Ronaldo
(Europe) 15 Okt 2019. Kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan isaga raadsanin rikooradh jibinta, laakiin si dabiici…
Read More » -
Italy
Miyuu macalinka yahay dhibaatada kaliya ee heysata kooxda Milan? Waxaa ka jawaabaya Kaká
(Milan) 15 Okt 2019. Xiddigii hore kooxda AC Milan iyo xulka qaranka Brazil ee Ricardo Kaká ayaa taageera buuxda siiyay macalinka…
Read More » -
England
RASMI: 100-kii laacib ee u sharraxnaa abaal-marinta Golden Boy 2019 oo laga soo reebay 20-xiddig oo qura… (Waa kuwee?)
(Yurub) 15 Okt 2019. Boqolkii xiddig ee u sharaxnaa abaal-marinta Wiilka Dahabiga ee ‘Golden Boy’ ayaa laga soo reebay 20…
Read More »