Day: October 14, 2019
-
Spain
“Ma aqriyo wargeysyada Spain” – Eden Hazard
(Madrid) 14 Okt 2019. Xiddiga kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa sheegay inuusan akhrin dhaleeceynta ka dhan ah isaga…
Read More » -
France
PSG oo xaqiijisay in Neymar Jr uu soo gaaray dhaawac bowdada ah & mudada uu garoomada ka maqnaan doono
(Paris) 14 Okt 2019. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa war rasmi ah ka soo saartay xaalada dhaawaca soo gaaray xiddiga reer Brazil…
Read More » -
Spain
“Tababbarka kooxda Real Madrid waa shaqo aan aqoon wax nasiino ah” – Zidane
(Madrid) 14 Okt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay in tababarka Los Blancos ay tahay…
Read More » -
Italy
“Waxaan ka codsaday hooyadey inay nafta i dhaafiso sababa la xiriira…” – Baggio
(Italy) 14 Okt 2019. Halyeeyga kubadda cagta dalka Talyaaniga ee Roberto Baggio ayaa sheegay in hooyadiis uu ka codsaday inay nafta…
Read More » -
Spain
Giggs oo faahfaahin ka bixiyay dhaawaca soo gaaray xiddiga kooxda Real Madrid ee Gareth Bale
(Madrid) 14 Okt 2019. Macalinka xulka qaranka Weles ee Ryan Giggs ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada dhaawacii xalay soo gaaray…
Read More » -
England
Liiska 50-ka ciyaartoy ee ugu fiicnaa horyaalka Premier League Tobankii sano ee lasoo dhaafay oo la shaaciyay
(England) 14 Okt 2019. Wargeyska “Daily Mirror” ee dalka England ayaa daabacday liis ka kooban 50-ka ciyaartoy ee ugu fiicnaa Horyaalka…
Read More » -
Spain
Waa siddee xaaladda xiddigaha ka dhaawacan Kooxda Real Madrid, ka hor 12 maalmood kulanka adag ee El Clásico?
(Madrid) 14 Okt 2019. Kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa waxay ku nooshahay xaalad dhaawacyo ee aad u adag tan…
Read More » -
Suuqa
Wax ka ogoow Liiska 10-ka xul ee ugu qaalisan adduunka marka loo eego dhanka qiimaha ay xiddigahooda ka joogaan suuqa kala iibsiga
(World) 14 Okt 2019. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa daabacay liiska xulalka ugu qaalisan adduunka, marka loo eego qiimaha ay…
Read More » -
Suuqa
Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 14 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, kusoo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo…
Read More » -
Italy
Real Madrid oo doonaysa inay suuqa Janaayo kooxda Barcelona ku garaacdo saxiixa Fabian Ruiz
(Madrid) 14 Okt 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa doonaysa inay suuqa bisha Janaayo ee…
Read More »