Day: October 13, 2019
-
Italy
Buffon oo ka aragti dhiibtay Ronaldo & faa’iidada ay Juventus u leedahay haddii uu ku guuleysto abaal-marinta Ballon d’Or
(Turin) 13 Okt 2019. Goolhayaha kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa shaaca ka qaaday aragtidiisa shaqsiyadeed ee ku aadan saaxiibkiis reer…
Read More » -
England
Man United oo soo cusboonaysiisay fikrada ay ku dooneyso inay kula saxiixato xiddig horey bar-tilmaameed ugu ahaa
(Manchester) 13 Okt 2019. Madaxa fulinta Manchester United ee Ed Woodward ayaa doonaya inuu dib u xoojiyo safka kooxda Red Devils…
Read More » -
England
RASMI: Goolhayihii Arsenal & Chelsea ee Petr Cech oo saftay kulankiisii ugu horreeyey ee Hockey-da… + SAWIRRO
(Yurub) 13 Okt 2019. Petr Cech ayaa saftay kulankiisii ugu horreeyey ee ciyaaraha Hockey-da maanta kaddib markii uu dhowaan ku…
Read More » -
England
Xulka Spain oo xalay garoonka ku soo bilaabay 11 ciyaaryahan oo ka kala tirsan 11 Kooxood oo kala duwan!
(Madrid) 13 Okt 2019. Xulka qaranka Spain ayaa xalay kulan ka tirsan isreeb-reebka Euro 2020 la ciyaaray dhigooda Norway, waxaana…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Perez oo amaan kala dul dhacay Ramos, muxuuse ka yiri mustaqbalkiisa kooxda?
(Madrid) 13 Okt 2019. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Florentino Perez ayaa amaaney kabtanka Sergio Ramos, kaddib markii…
Read More » -
Spain
Raul Gonzalez oo dib u xasuustay goolkii uu ku aamusiyay taageerayaasha garoonka Camp Nou
(Madrid) 13 Okt 2019. Labaatan sanno ayaa laga joogaa xasuusta dabaaldegii caanka ahaa halyeeyga kooxda Real Madrid ee Raul Gonzalez, kaddib…
Read More » -
Spain
Goolhayihii hore ee Real Madrid Iker Casillas oo ugu hambalyeeyay saaxiibkiis Ramos Rikoodhkii uu xalay sameeyay
(Madrid) 13 Okt 2019. Goolhayihii hore kooxda Real Madrid ee Iker Casillas ayaa fariin hambalyo ah u mariyay saaxiibkiis Sergio Ramos…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Gerrard awoodda ciyaareed ee kooxda Liverpool & qaar ka mid ah xiddigaheeda?
(Liverpool) 13 Okt 2019. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa amaanay qaab ciyaareedka Reds uu hogaaminayo tababare Jürgen Klopp ay…
Read More » -
England
“Neymar Jr wuxuu noqon karaa kan ugu wanaagsan adduunka” – Alisson Becker
(Brazil) 13 Okt 2019. Goolhaayaha reer Brazil iyo Liverpool ee Alisson Becker ayaa sheegay in xiddiga ay isku wadanka ka soo…
Read More » -
England
“Kama qoomameynayo ka tagista kooxda Arsenal” – Olivier Giroud
(London) 13 Okt 2019. Weeraryahanka reer France iyo kooxda kubadda cagta Chelsea ee Olivier Giroud ayaa xaqiijiyay inuusan dareymin wax qoomamo…
Read More »