Day: October 10, 2019
-
Spain
RASMI: Xiriirka kubadda cagta FIFA oo go’aan ka soo saaray hadii uu Ansu Fati matali karo xulka qaranka Spain
(Spain) 10 Okt 2019. Xiriirka kubadda cagta adduunka FIFA ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray hadii uu xiddiga kooxda Barcelona…
Read More » -
Afrika
Muxuu Sadio Mané ka yiri codkii uu ka helay Lionel Messi abaal-marinta FIFA The Best 2019?
(Liverpool) 10 Okt 2019. Weeraryahanka reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mané ayaa kasoo hor muuqday saxaafada wuxuuna kaga hadlay…
Read More » -
Horyaallada
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Eden Hazard oo wali miisaankiisu yahay mid culus & Los Blancos oo doonaysa inuu 4kg iska rido
(Madrid) 10 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inaysan ku faraxsanayn in weli miisaankiisu yahay…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo dib ugu laabanaysa doonista daafaca Benfica ee Ruben Dias
(Manchester) 10 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa dib ugu laabanaysa suuqa kala iibsiga bisha Janaayo daaficii mudada…
Read More » -
Spain
Xiddig muhiim ka ah Real Madrid oo ogolaansho ka helay Florentino Perez, si uu u baxo suuqa xagaaga ee soo aaddan
(Madrid) 10 Okt 2019. Madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Perez ayaa u ogolaaday mid ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ay…
Read More » -
Olympics
Sergio Ramos oo raadinaya inuu gaaro, guul aan la gaarin muddo 81 sano ah
(Madrid) 10 Okt 2019. Kabtanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa eeganaya inuu gaaro guul cusub,…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo ka codsaday Liverpool inaysan u naxariisanin kooxda Manchester City xilli ciyaareedkan
(Liverpool) 10 Okt 2019. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa ka codsaday wiilasha Jürgen Klopp inay ka faa’ideystaan inta ugu…
Read More » -
Afrika
Isku aadka Koobka General Daa’uud oo la sameeyay… (Kulamadee ayaa ugu xiiso badan?)
(Milano) 10 Okt 2019. Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu sameeyay isku aadka Koobka General Daa’uud 2019/2020, xilli sannadkan la rajeynayo inuuu…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
(Milano) 10 Okt 2019. Sida ay shaaca ka qaadeen wararka ka imaanaya gudaha Talyaaniga kooxda Inter Milan ayaa soo bandhigtay liis…
Read More » -
Spain
“Neymar qalad ayuu sameeyay kaddib markii uu baxay, haatanna wuxuu dareemayaa qoomamo” – Messi
(Barcelona) 10 Okt 2019. Lionel Messi ayaa xaqiijiyay in saaxiibkiisii hore ee Neymar uu sameeyay qalad kaddib markii uu kooxda…
Read More »