Day: October 9, 2019
-
England
Messi oo rikoodh cajiib ah ku garaacay Ronaldo… (BAL EEG isbar-bardhiga xiisaha badan ee lagu sameeyay labadan xiddig)
(Europe) 09 Okt 2019. Isbar-bardhiga xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ah sheeko aan dhamaad laheyn, maadaama ay sameynayaan…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo si cad u sheegay inuu ku fikiray ka tagista Barcelona & Sababta dhabta aheyd ee ka dambeysay
(Barcelona) 09 Okt 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday inuu ku fikiray inuu ka tago…
Read More » -
Champ' League
Miralem Pjanić oo qiray riyadiisa ugu weyn uu doonayo inuu ku gaaro kooxda Juventus
(Turin) 09 Okt 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Juventus ee Miralem Pjanić ayaa muujiyay sida ay ugu wanaagsan yihiin horyaalka Talyaaniga,…
Read More » -
Italy
Barcelona oo dooneysa inay dib ugu laabato xiisaha xiddig horey bar-tilmaameed xoogan ugu ahaa
(Barcelona) 09 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa qorsheeneysa in markale dib ugu laabato raacdada xiddig horey bar-tilmaameed ugu ahaa,…
Read More » -
England
“Arsenal awood uma lahan inay la tartanto Liverpool” – Arsene Wenger
(London) 09 Okt 2019. Tababarihii hore kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay arragtidiisa kaga aadan nasiibka ay Gunners u…
Read More » -
England
Berbatov oo soo jeediyay xal uu aaminsan yahay in lagu yareen karo loolanka u dhexeeya Ronaldo iyo Messi
(Europe) 09 Okt 2019. Xiddigii hore xulka Bulgaria iyo kooxda Man United ee Dimitar Berbatov ayaa u muuqda mid si…
Read More » -
Italy
“Waxaan rajeynayay in Cristiano Ronaldo uu ….” – Lionel Messi
(Barcelona) 09 Okt 2019. Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ee Lionel Messi ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Muqdisho City Club oo soo bandhigtay Siddeed ciyaartooy oo heer caalami ah
(Muqdisho) 09 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Muqdisho City Clup ayaa maanta waxay ku soo bandhigtay garoonkeeda minishiibiyo, dhowr ciyaartoy ay…
Read More » -
Spain
RASMI: Ousmane Dembélé oo la ganaaxay… (Miyuu seegayaa kulanka El Clasico?)
(Barcelona) 09 Okt 2019. Ousmane Dembélé ayaa labo kulan oo horyaalka La Ligaha Spain ah la ganaaxay waxaana uu seegi…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AC Milan oo macallin cusub magacaabatay kaddib markii ay cayriyeen Tababare Marco Giampaolo
(Milan) 09 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa si rasmi ah macallinkeeda cusub ugu magacaabatay hoggaamiyihii hore ee…
Read More »