Day: October 8, 2019
-
England
Kaddib guurkii Serena Williams maxay tahay su’aasha ugu badan oo ay Saxaafaddu weydiinayso xiddigtan?
(Yurub) 08 Okt 2019. Gabadha caanka ku ah ciyaarista tartanka Tayniska ee Serena Williams ayaa ah gabar u saxiib ah…
Read More » -
England
Gündoğan oo ka hadlay waddada kaliya ay kaga guuleysan karaan Liverpool horyaalka Premier League
(Manchester) 08 Okt 2019. Kooxda Manchester City ayaa guuldaro 2-0 ah kala kulantay dhigeeda Wolverhampton kulan ka tirsanaa kulamada 8-aad ee…
Read More » -
Germany
RASMI: Mid ka mid ah xiddigaha ugu caansan xulka Germany oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaarista kubadda cagta
(Germany) 08 Okt 2019. Mid ka mid ah xiddigihii kula guuleystay xulka qaranka Germany koobkii adduunka 2014 oo si rasmi…
Read More » -
England
LAYAAB: Koox ka ciyaarta Premier League oo u diyaarsaneysa 210 milyan euro si kaliya ay u hesho Neymar
(England) 08 Okt 2019. Xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa lala xiriirinayay inuu dib ugu laabanayo kooxda Barcelona suuqii dhawaa…
Read More » -
France
Manchester City oo go’aansatay inay u dhaqaaqdo soo xerro galinta xiddig ka tirsan kooxda Paris St Germain
(Manchester) 08 Okt 2019. Manchester City ayaa go’aansatay inay u dhaqaaqdo soo xerro galinta xiddig ka tirsan kooxda reer France ee…
Read More » -
England
Fred oo ka jawaab celiyay dhaleeceynta adag ay u soo jeediyeen halyeeyada Manchester United
(Manchester) 08 Okt 2019. Xiddiga khadka dhexe reer Brazil iyo kooxda Manchester United ee Fred ayaa xaqiijiyay in dhaleeceenada ay u…
Read More » -
Suuqa
Hazard, Eriksen, Ozil iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu saakay ka qoreen Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda
(Europe) 08 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, kusoo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane…
Read More » -
Spain
Gareth Bale oo uu dulqaadiisu soo dhammaaday, isla markaana doonaya inuu ka tago Kooxda Real Madrid
(Madrid) 08 Okt 2019. Sida wararku ay sheegayaan Gareth Bale ayaa doonaya inuu xagaaga soo socda ka tago kooxdiisa Real…
Read More » -
England
Arsene Wenger oo qirtay inuu iska diiday dalab tababarennimo oo uu ka helay Kooxaha Premier League
(London) 08 Okt 2019. Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inuu iska diiday oo uu hoos u dhigay dalabyo tababarennimo…
Read More » -
England
Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo ciyaartoydiisa u sheegay inay ku socdaan Waddadii looga cayrin lahaa Old Trafford
(Manchester) 08 Okt 2019. Macallinka kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa la soo warinayaa inuu xiddigaha kooxdiisa u…
Read More »