Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 07 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, kusoo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane inoo ahaan doonta.

Waxaan idiin soo koobi doonaa maalin kasta wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kooxaha qaaradda yurub.

Masuul kama noqon doono xaqiiqada iyo jiritaanka wararka aan hoos idinkugu soo gudbino, maadaama aan u xaglin doono ilaha aan kasoo xiganay.

Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan maalin kasta idin soo gudbino wararkii ugu dambeeyay ay wargeysyada ka qoraan Xanta suuqa iyo xiddigaha la doonayo, kala soco muuqaalka hoose.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close