Day: October 7, 2019
-
England
Van Dijk oo ka hadlay arragtidiisa ku aadan guuldarradii Man City ka soo gaartay kooxda Wolverhampton
(Liverpool) 07 Oct 2019. Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa sheegay inuu la yaabay guuldarradii Manchester City ka soo…
Read More » -
England
RASMI: Tottenham oo shaacisay muddada uu garoomada ka maqnaanayo goolhaayaheeda Hugo Lloris.
(London) 07 Oct 2019. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa ku shaacisay war rasmi ah ay soo saartay faahfaahin ku saabsan dhaawaca soo…
Read More » -
Spain
Guuldarradii PSG, inuusan iloobi doonin Cristiano Ronaldo & dhowr arrimood uu ka hadlay Lucas Vázquez
(Madrid) 07 Okt 2019. Xiddiga kooxda Real Madrid ee Lucas Vázquez ayaa sheegay in guuldaradii 3-0 aheyd ee kaga soo gaartay…
Read More » -
England
Guardiola oo si layaab leh kaga arragti dhiibtay arrinta ku saabsan farqiga dhibcaha ee u dhexeeyay Man City iyo Liverpool
(Manchester) 07 Okt 2019. Manchester City oo ku dhex sugneyd jamaahiirteeda iyo garoonkeeda Etihad ayaa guuldaro 0-2 ah kala kulantay…
Read More » -
Ameerika
Wax ka ogoow nolosha xiddigta caanka ah ee reer Mareykan Alex Morgan
(Ameerika) 07 Oct 2019. Xidigta reer mareeykan ee Alex Morgan ayaa caan ku ah dhalinta goolshaa iyo qaab ciyaareeed heer sare…
Read More » -
Spain
Ramos oo Rikoodh muhiim ah ka soo barbareeyay mid ka mid ah halyeeyada Real Madrid
(Madrid) 07 Oct 2019. Real Madrid ayaa guul 4-2 ah garoonkeeda Santiago Bernabéu kaga gaartay Granada sabtidii, kulankoodii 8-aad horyaalka La…
Read More » -
England
RASMI: Xiddigii ugu fiicanaa horyaalka Premier League bisha September oo lagu dhawaaqay
(England) 07 Oct 2019. Ururka kubadda cagta ciyaartoyda ee PFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta xiddigii…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka codsaday madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Perez inuu ka takhaluso xiddig ka tirsan kooxda
(Madrid) 07 Okt 2019. Sida laga soo xigtay shabakada “Don Balón” ee dalka Spain maanta oo isniin ah, macalinka reer France…
Read More » -
England
Taageerayaasha Liverpool oo wadnaha farta ku haya kahor kulanka Manchester United… (Maxaa qaldan?)
(Europe) 07 Okt 2019. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada gudaha dalka England kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa waxay halis…
Read More » -
England
Waa kuma ciyaaryahanka ka tirsan Kooxda Real Madrid oo uu ku daydo da’yarka Manchester United ee Daniel James?
(Manchester) 07 Okt 2019. Daniel James ayaa shaaca ka qaaday inuu u baahan yahay inuu horumar badan ka sameeyo qaabka…
Read More »