Ronaldinho oo ka shifay siro badan, laacibkii ugu fiicnaa ee uu ka hortago, halyeygii ugu hanjabay inuu dhawacayo iyo Xogo kale oo cajiib ah

(Yurub) 05 Okt 2019. Kubadda cagta caalamka waxaa soo maray halyeeyo waa weyn, kuwaas oo mar walba la sugo in hadalkooda la maqlo waliba marka ay ka hadlayaan qisooyinkoodii soo maray intii ay ku guda jireen kubadda cagta iyo waxyabihii ay soo arkeen.

Ronaldinho halyeygii kubadda cagta casiga iyo kii ay u istageeen taageerayaasha kooxdii ka soo horjeedday ka hor intii aysan u sacab tumin taageerayaasha kooxdiisa, gambiskii faraha badanaa ee uu isbitaalka loo dhigi gaaray, hanjabaddii garoonka uu ugu geystay halyeey weyn oo soo maray kubadda cagta iyo xaqiiqooyin laga yaabo in aadan horay u maqlin oo soo maray Ronaldinho.

Warbixnintaan oo ah mid aad u xiiso badan, isla markaana uu Ronaldinho ku kashifay siro badan oo layaab leh, waxaa inoo diyaariyay wariyaheenna Shaafici Maxamuud Nuur (Shaafinho) ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close