Day: October 4, 2019
-
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Granada
(Madrid) 04 Oct 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka…
Read More » -
England
Sadio Mané Mané oo hal arrin muhiim ah kaga digay saaxiibadiis Liverpool kahor kulanka Leicester City
(Liverpool) 04 Oct 2019. Weeraryahanka reer Senegal ee Sadio Mané ayaa kaga digay hal arrin saaxiibadiis kooxda Liverpool, kahor kulanka Leicester…
Read More » -
England
RASMI: Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macalinka bisha Sebtember ee Premier League oo la shaaciyay
(England) 04 Oct 2019. Website-ka rasmiga ah ee horyaalka Premier League ayaa wuxuu shaaca ka qaaday liiska musharraxiinta abaal-marinta macalinka ugu…
Read More » -
England
RASMI: Xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka bisha Sebtember ee Premier League oo la shaaciyay… (Yaa kaga jira kooxdaada?)
(England) 04 Oct 2019. Website-ka rasmiga ah ee horyaalka Premier League ayaa wuxuu shaaca ka qaaday liiska xiddigaha u sharaxan abaal-marinta…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Xiddigii ugu fiicnaa iyo goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Champions League oo lagu dhawaaqay
(Yurub) 04 Oct 2019. Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay magaca xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka ugu fiican toddobaadka tartanka Champions…
Read More » -
Spain
Imisa ciyaaryahan ayeey ku leeyihiin kooxaha Real Madrid iyo Barcelona liiska xulka Spain uu ku dhawaaqay Tababare Robert Moreno?
(Spain) 04 Oct 2019. Tababaraha xulka qaranka Spain ee Robert Moreno ayaa maanta oo jimco ah ku dhawaaqay liiska rasmiga ah…
Read More » -
Spain
Haddii uu jiro khilaaf u dhexeeyay isaga Griezmann, kulanka ay la ciyaarayaan Sevilla & dhowr arrimood uu ka hadlay Messi
(Barcelona) 04 Oct 2019. Xiddiga reer Argentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ka jawaabay su’aal ku saabsan haddii ay jirto…
Read More » -
England
“Ozil uma qalmo inuu joogo Arsenal” – Tababare Unai Emery
(London) 04 Oct 2019. Tababaraha kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in ciyaartoy kale ee ka tirsan…
Read More » -
England
Alexander-Arnold wuxuu noqon karaa De Bruyne cusub” – Xiddig hore ee kooxda Liverpool ah
(Liverpool) 04 Oct 2019. Xiddiga kooxda Liverpool ee Alexander-Arnold ayaa muujiyay inuu yahay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican adduunka…
Read More » -
England
Unai Emery oo ka hadlay xiddig ka tirsan Arsenal, kaddib guushii ay xalay ka gaareen kooxda Standard Liege
(London) 04 Oct 2019. Tababaraha Arsenal Unai Emery ayaa ku amaanay mid ka mid ah xiddigaha Gunners bandhigii uu ka sameeyay…
Read More »