Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Standard Liege ee Europa League oo la shaaciyey… (Bellerín oo caawa kabtan u ah Gunners)

(London) 03 Okt 2019.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Arsenal iyo Standard Liege kulanka ka tirsan Europa League.

Gunners ayaa soo dhoweyn doonta Standard Liege kulan qeyb ka ah tartanka Europa League, waxaana Arsenal caawa kabtan u ah oo hoggaamin doona Hector Bellerin.

Haddaba halkaan hoose ka eeg shaxda labada kooxood:-

Safka hore ee Arsenal: Martínez; Bellerín, Mustafi, Holding, Tierney; Ceballos, Torreira, Willock; Nelson, Martinelli, Maitland-Niles.

Keydka Arsenal: Leno, Chambers, Kolasinac, Guendouzi, Xhaka, Pepe, Aubameyang.

Safka hore ee Standard Liege: Milinkovic-Savic; Vojvoda, Vanheusden, Laifis, Gavory; Mpoku, Bastien, Boljevic, Cimirot, Lestienne; Emond.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close